Yearly Archives: 2014

spot_imgspot_img

Shirweynihii ugu horreeyey ee lagu gorfeeyo Xalka Dhibaatooyinka haysta Dhalinyarada Somaliland oo maanta furmay iyo Natiijooyinka la filayo inay ka soo baxaan

Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil, ayaa maanta magaalada Hargeysa ka furay Shirweynaha dhalinyarada Somaliland oo ay soo qaban-qaabisay Daladda ay ku...

Gaadiidleyda Ciidda ka gura Dooxa Hargeysa oo Digniin loo jeediyey iyo Xaddiga Ganaac lacageed iyo Xabsi lagu ciqaabayo

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Gobolka Maroodijeex Maxamed Maxamuud Cali (Jeeni-yare), ayaa digniin u jeediyey gaadiidleyda xamuulka ah ee Ciidda ka gura dooxa magaalada Hargeysa, waxaanu...

“Dadka saboolka ahi shaqo ayay u baahan yihiin, waxay ku noolaadaan ayay u baahan yihiin, wixii kolkay xaq ku waayaan, xaq-darro ayay ku raadinayaan,...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Eng Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa si adag u dhaliilay xil-gudashada saddexda waaxood ee hay’adaha Dawladdu ka kooban,...

Laanta Socdaalka Somaliland oo gacanta ku dhigtay Tahriibayaal Itoobiyaan ah iyo Gadiidkii lagu siday oo lala wareegayo

Hargeysa (SLpost)- Ciidamada Laanta Socdaalka Somaliland ee magaalada Hargeysa, ayaa gacanta ku dhigay tahriibayaal u dhashay dalka Itoobiya oo sifo-sharci-darro ku soo galay dalka...

Difaacayaasha Xuquuqda Aadamaha oo Khilaafkii Sharci ee Guddoomiye Cirro ka abuuray Golaha Wakiillada ku daray warbixintooda Gabbood-fallada Sannadkan ka dhacay Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Difaacayaasha Xuquuqda Aadamaha iyo Dimuqraadiyadda ee Somaliland, ayaa warbixin ay kadiyaariyeen Heerka Xuquuqda Aadamaha ee sannakan gudihiisa ku soo bandhigay munaasibad ay...

Shirkadda Toyota Marill Somaliland Waxay kor u qaaday sumacadda maal-gashi ee dalka waana lagu diirsaday

Shirkada Toyota Marill Somaliland waa shirkad ay maalgashadeen muwadin reer Somaliland u dhashay iyo nin u dhashay dalka Faransiiska lana aassaay sandkii 2012 kii. ...

Madaxweynaha Somaliland oo Xadhigga ka jaray Xarun Cusub oo loo yagleeyey Dalladda Dhalinyarada SONYO

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta xadhigga ka jaray Xarun Cusub oo loo dhisay Daladda ay ku midaysan yihiin...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img