Yearly Archives: 2014

spot_imgspot_img

SANAAG: Dagaal Dhimasho iyo Dhaawac Sababay oo Dhex maray laba beelood iyo Badhasaabka gobolka oo ka hadlay

HARGEYSA (SLpost)- Hal qof ayaa la sheegay in uu ku dhintay shan qof kale in ay ku dhaawacmeen dagaal shalay subaxnimadii dhex maray laba...

Madaxweyne Siilaanyo oo Caawa Shacabka Reer Hargeysa Suuqa kula Casheeyey iyo goobo uu booqasho ku tagay

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa caawa isagoo aan wax ilaalo ahi wehelin booqasho ku tagay Huteelka Summer-time ee caasimadda...

Laanta Socdaalka Gobolka Gabiley oo digniin u jeedisay Dadka Ajaanibka ee ku dhaqan magaalada Wajaale

TOG-WAJAALE (SLpost)- Laanta Socdaalka Gobolka Gabiley ee fadhigeedu yahay Degmada Tog-Wjaale Xuduudda Somaliland iyo Itoobiya, ayaa amar adag kusoo rogtey dadka aan muwaadiniinta aheyn...

Shir-guddoonka Golaha Wakiillada oo ka warbixiyey Natiijada Socdaal ay ku tageen dalka Itoobiya

HARGEYSA (SLpost)- Guddoomiyaha iyo Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta ka soo laabtay socdaal ay ugu maqnaayeen dalka Itoobiya oo ay...

Qofka Carruurtiisa Jecel, Agoomaha Wuu U Naxariistaa! – Q/W: Amal M.M.Kastan

Qofka carruurtiisa jecel, agoomaha wuu u naxariistaa’..!! Weedha cinwaanka u ah qoraalkan waa Eray ka mid ah qoraaladii Aabahay Alle ha u naxariistee hore...

Madal Kulmisay Labeenta Bulshada Somaliland oo lagu soo bandhigay Buug Koobsanaya Taariikhda iyo Fanka Abwaan Cabdi Aadan Xaad (Cabdi-Qays) [DAAWO SAWIRRADA]

Hargeysa (SLpost)- Munaasibad si heer sare ah loo agaasimay oo aanay u kala hadhin labeenta Bulshada Somaliland, ayaa lagu soo bandhigay Buug loogu wan-qalay...

WARAYSI TAARIIKHI AH: Daawo Cabdilaahi Cukuse oo Muuse Biixi Waraysi la yeeshay 199-kii iyo Hab-dhaqankii Suxufinimo ee uu lahaa

Hargeysa (SLpost)- Waxaanu Akhristayaasha iyo Daawadayaasha SLpost Inc. halkan ugu soo gudbinaynaa Waraysi taariikhi ah oo sannadkii 1992-kii lala yeeshay Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img