Yearly Archives: 2014

spot_imgspot_img

“Shacbiga reer Somaliland oo dhan ayaan codka ka rabaa, beel yar oo kooban kama rabo”

HARGEYSA (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Md Maxamed Biixi Yoonis, ayaa ka dareen Celiyey go’aan xubno ka tirsan Guddiga Horumarinta Beelaha Sacad Muuse ku...

Madaxweynaha Somaliya oo Raysalwasaare u magacaabay Siyaasi hore ugu eedaysnaa Khiyaamo Qaran

MUQDISHO (SLpost)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay Raysal-wasaaraha dalkaas u magacaabay Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo ahaa Safiirka Soomaaliya u fadhiyey waddanka...

Muran ka taagan Go’aan Guddiga Horumarinta Beesha Sacad Muuse ku kala saareen Murashaxnimada Muuse Biixi, Maxamed Biixi iyo Cabdicasiis Samaale

Hargeysa (SLpost)- Fadhi ay shalay yeesheen Guddida horumarnta Beelaha Sacad Muuse ee HOODAALE waxay cod ku kala saareen Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi,...

Madax-dhaqameedka Awdal oo sheegay inay gacanta ku hayaan Arrin Suldaan Wabar, Shacabka gobolka iyo Xukuumaddana baaqyo u jeediyey

Boorama (SLpost)- Salaadiinta iyo Madaxdhaqameedka Gobolka Awdal ayaa sheegay in arrinta Suldaan Abubakar Cilmi Wabar ay gacanta ku hayaan, isla-markaana iyagga laga war sugo,...

Madaxweyne-ku-xigeenka oo Furay Hool Casri ah oo Mulkiilaha Hotelka Summer Time ka Hirgeliyey Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa xadhigga ka jaray dhisme hool casri ah oo loo sameeyey nidaamka caalamiga ah, kaas...

Guddoomiye Cirro oo ka hadlay Xiisado ka aloosan Gobollada Galbeedka iyo Bariga dalka

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (C/Raxmaan-Cirro), ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xaaladaha labadii toddobaad ee ugu dambeeyey ka...

Xukuumadda Somaliland oo Shaacisay Mowqifkeeda ku Aaddan Suldaan Wabar iyo Xiisadda Awdal

Hargeysa (SLpost) Xukuumadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inaanay wakhti u hayn wada-hadal toos ah oo ay la furto Suldaan Abibakar Cilmi Wabar oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img