HomeXukuumadda Somaliland oo Shaacisay Mowqifkeeda ku Aaddan Suldaan Wabar iyo Xiisadda Awdal

Xukuumadda Somaliland oo Shaacisay Mowqifkeeda ku Aaddan Suldaan Wabar iyo Xiisadda Awdal

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Xukuumadda Somaliland oo Shaacisay Mowqifkeeda ku Aaddan Suldaan Wabar iyo Xiisadda AwdalHargeysa (SLpost) Xukuumadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inaanay wakhti u hayn wada-hadal toos ah oo ay la furto Suldaan Abibakar Cilmi Wabar oo ka tirsan Madaxda Dhaqanka Awdal, isla markaana toddobaadkii hore shaaciyey in badi dadka uu Madax-dhaqameedkooda ka tirsan yahay ee reer Awdal ka goosteen Somaliland, samayn doonaanna Maamul ka madax-bannaan Somaliland oo Soomaaliya hoos-taga sida uu ku dooday.
Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo ka mid ah Xubnaha Guddiga Wasiirrada ah ee Madaxweynuhu dhawr bilood ka hor u xil-saaray ka soo talo-bixinta tabashada Madaxda Dhaqanka gobolka Awdal ay u soo gudbiyeen, sidoo kalena Madaxweynuhu u diray dejinta xiisadda uu abuuray hadalka Suldaan Abibakar Cilmi Wabar ku sheegay toddobaadkii hore inay reer Awdal ka go’ayaan Somaliland, ayaa sheegay inaanay wax wadahadal ah la samaynin Suldaanka, una diyaar ahayn inay wada-xaajood  la furto Suldaan Wabar.

HALKAN KA DAAWO

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories