HomeXukuumadda iyo Ururrada Bulshada Somaliland oo Shirkii ugu horreeyey Noocisa kaga Arrinsansaday...

Xukuumadda iyo Ururrada Bulshada Somaliland oo Shirkii ugu horreeyey Noocisa kaga Arrinsansaday Qaabka looga faa’idaysan karo Kheyraadka dalka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Daladda ay ku midaysan yihiin Ururrada Rayidka Somaliland ee SONSAF, ayaa magaalada Hargeysa ku qabtay kulan lagu falan-qeeyey qaababka looga faa’idaysan karo Kheyraadka dalka, gaar ahaan shidaalka iyo Macdanta, iyada oo shirkani noqonayo kii ugu horeeyey noociisa ee lagu qabto dalka.

uRURRADAShirkan oo xukumadda iyo Ururrada bulshada Rayidka ahi ku wadaagayaan xogahaya iyo macluumaadka ku saabsan qaababka ugu habboon ee looga faa’idaysan karo kheyraadka dalka si looga taxaddaro caqabado ka hor yimaadda oo maanta ka dhacay Hargeysa, waxa ka qayb-galay wasiirrada Arrimaha Gudaha, Macdanta iyo Tamarta, Agaasimaha Dalladda SONSAF iyo xubno kale oo ka tirsan Ururrada Bulshada Rayidka ah.

Ugu horeyn, waxa kulanka furay isla markaana ujeedooyinka laga leeyahay sharraxay, Agaasimaha Daladda SONSAF Maxamed Axmed Barwaani oo sheegay in muhiimadda kulanku tahay sidii wada-tashi iyo xog-is-dhaafsi dhexmara ururrada Bulshada iyo Xukuumaddu uga yeelan lahaayeen qaababka ugu habboon ee kheyraadka dalka looga faa’idaysan karo.

HALKAN KA DAAWO

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories