HomeDalka Brunei oo maalinta bari ah isla ogolaaday in lagu Dhaqo shareecadda...

Dalka Brunei oo maalinta bari ah isla ogolaaday in lagu Dhaqo shareecadda Islamka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Brunei (SLPOST) Wadanka Brunei oo ka mid ah wadamada koofur qaaradda Asia ayaa looga dhawaaqay in laga qaatay ku dhaqanka Shareecada Islamka.

 Burunei-

Boqorka wadanka Brunei a oo la yidhaahdo Sultan Hassanal Bolkiah ayaa ka sheegay magaalada caasimada ah Bandar Seri Begawan in maanta wixii ka dambeeya looga dhaqmayo shareecadda Islamka isla markaana wadanku yahay dal Islaami ah

Boqorku waxaa uu sheegay in dhamaan hay’addaha dawladu ay wax ku xukumayaan shareecadda Islamka dadkana lagu dhaqi doono.

“Maadaama aanu nahay dad Muslimiin ah xukunkeenu waa inuu shareecadda noqdaa waana inaan Alle SCW raali galinaa” ayuu yidhi boqor Hassanal Bolkiah

Fulinta xadka Alle sida in ruuxii guur soo maray dhagax lagu dilo qofkii wax xaddana la waafajiyo sida ay shareecadda Islamka qabtu ayuu boqorku sheegay inuu noqon doonaan waxyaabaha ugu horeeya ee la qaban doono.

Mas’uul ka tirsan wasaaradda cadaaladda dawlada ayaa war uu soo saaray waxaa uu ku sheegay in dhamaan xadka lagu fulin doono ciddii cadeyn dhameystiran lagu helo.

Boqorka dalka waxaa uu digniin u diray dhalinyarada Muslimiinta ah ee dalkaas oo uu sheegay inay qasab tahay inay ka fogaadaan dhaqamada reer galbeedka laga soo min guuriyay ee Internetka laga helo, dumarkana waxaa la faray inay xijaabtaan.

Sharciyada lasoo saaray waxaa ka mid ah in maalmaha Jimcaha ah dalkaasi ay mamnuuc tahay in la ganacsado xilliga salaada Jimcaha.

Dadka wadankaasi oo Muslimiin u badan ayaa soo dhaweeyay go’aanka boqorka waxaana dalkaasi ka dhacay isku soo baxyo go’aankaas lagu taageerayo.

Dalka Brunei oo ka mid ah wadamada ku yaala koofur bari qaaradda Asia ayaa dadkiisa oo tiradoodu gaarayso 400,000 oo ruux ayaa 70% yihiin Muslimiin, 15% waa dad aan Musliniin aheyn oo asal ahaan kasoo jeeda dalka Shiinaha.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories