HomeMEHER WACAN: Weriye Cumar Cali Xasan (Seerbiya) Iyo Marwadiisa Hodan Muuse Abdulaahi...

MEHER WACAN: Weriye Cumar Cali Xasan (Seerbiya) Iyo Marwadiisa Hodan Muuse Abdulaahi + SAWIRRO

Date:

Related stories

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...
 
Waxaa Maanta Hotel Imperial ee Magaalada Hargaysa Meherkoodu ka Dhacay Boqorka iyo Boqorada Lamaanaha isdoortay Cumar Cali Xasan Iyo Hodon Muuse Abdulaahi
Seerbiya (1)Munaasibadii Meherka lamaanaha Da’da yar ayaa ahaa Mid si heer sare ah loo soo Agaasimay oo Maqaamkeedu sareeyo isla markaana Kulmisay Siyaasiyiin siweyn looga yaqaano Dalka, Masuuliyiin ka kala socota Golayaasha Guurtida iyo Baarlamanka Salaadiin, Qurbajoog, iyo Dhamaanba Haldoorka iyo Koofiyada laba Dhinac.
Seerbiya (2)Waxaana Madashaas Sidii Soomalidu ku Caan baxday, kuna Qotontay Diinteena Suuban, si Gacltooyo iyo kala raali ahaansho ay ku dheehan tahay laysu waydiistay laysuna siiyey Wiilka iyo Gabdha iska Xushay Gayaankoodba Idilkii waa Mudane  Cumar Cali Xasan Iyo Marwo Hodon Muuse Abdulaahi
Seerbiya (3)Si milgo lehna waxaa Madashaasi oo ahay mid laysku arkay Gacmaha laysku dhaafsaday laguna kala Gudoomay, sidii Caadadu ahayd Sooryo Qaran iyo Gabaati Gobeed.
Seerbiya (4)Waxaana Dhamaan Ehelada Qoyska Cusub Madaxda iyo Masuuliyiintii Madashu kulmisay ay si siman ugu Hambalyeeyeen Qoyska sidoo kale waxay Alle uga baryeen inay Guul ka gaadheen Hadafkooda Nololeed.
Seerbiya (5)
Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories