Home(DAAWO SAWIRRO)- Shil baabuur oo dhimasho iyo Dhaawac ku Keenay Ciidamo Boolis...

(DAAWO SAWIRRO)- Shil baabuur oo dhimasho iyo Dhaawac ku Keenay Ciidamo Boolis ah iyo Magacyada Askarta dhaawacooda lagu Daawaynayo Cusbitaalka Guud

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargaysa (SLpost)-Ciidanka booliska Somaliland ayaa waxa soo gadhay dhimashadi iyo dhawici uga baladhna kadiba marki gadhi ay leyihin cidanka boliska iyo gadhi shicib oo ah shaanbo xayraan ay isku dhaceen kaso Kadhacay Inta Udhaxay Sa Magaalooyinka Hargeysa Iyo Barbara.

cusbitaalka_Dhaawaca (2)Shilkan ayaa Askartii  Ku Dhaawac may La kenay Cusbitaalka Guud Ee Magalada Hargaysa  Waxa So bookhday  Masuuliyiin Ay ka mid ahayeen taliyaha cidanka boliska Cabdilaahi Fadal Iimaan iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalialnd Md Maxamed Nuur Carale (Duur) iyo wasiirka wasaaradd cafimaadka dr:xuseen maxamuud xoog iyaga oo wadhadh kii ay yaaleen isha soo mariyeen cidankii ku dhawac may waxayna mar ay lahadlayeen warbahinta ay sii qiro leeh uga tacsi yaadeyeen ciidanka booliska iyo qoosaskii ay kabaxeen iyo shacabka soomaliland iyaga oo inti ku dhawacaytayna ILLAHAY  uga baryay in uu caafiyo.

Taliyaha ciidanka booliska oo ka hadlaya ayaa waxa uu ku bilaabay hadalkiisi sidan: “Waxa dhacay shil tiiranyo leeh oo ku yimid cidanka booliska oo howlkal kasoo labtay,gaadhi ciidanka boolisku leyahay iyo gadhi shicib ah oo shanboo ah ayaa shilkaasi kadhacay halkaa shil culus baa kadhacay dhimashdu xaga cidanka waa 2 askari iyo 1saarkaal  dhawucuna waa 25 askari waxaana halkan katacsiyadaynayaa dhamanba ciidanka jumuuriyada   somaliland sarakiisha sarkkiil xigeenka waxanan inta dhimatay cidanka booliska iyo shicibkaba leyahay ilay janadii hageeyo inta dhawacna waxaan leeyahay ilahay howsahlo shilkaa dhacayna ariintiisa waa labadhayaa.”

cusbitaalka_DhaawacaDhanka kale waxa isna si murugo leh uga hadlay wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Md Maxamed Nuur Carraale waxana uu ilaahy uga baryay in Eebbe Jannadii Fardawsa ka waraabiyo intii ku dhimatay inta ku dhawacmayna Illahay caafiyo, waxana uuu wasirku shegay inay tahay wax laga murugoodo in ciidan howlgal ku maqnaa oo xiligii la fasaxay ee ay nasan lahayeena dhibtaasi la kulmay. Wasirka oo ka hadlaya ayaa waxa uu yidhi “Ciidan muddo dheer ku maqnaa dhowr biloodku maqnaa howlgal oo howl qaran ku maqnaa waxaan leeyahay runtii waa wax laga xumaado ciidaan howlgal qaran ku maqan muudo 2 biilod ah oo laascanood ku maqnaa runtii waa shil wayn oo gadhay cidaanka booliska 25 dhawac ah iyo 3 dhimasho ah markaa lagudaro laba qof oo shicib ah na waxay nooqonay saa dhimashadu 5 qof  oo kadhintay umada reer somalialnd oo markaa laga reebo labadaa qoof noqonaysa 28askari oo cidanka booliska.”

cusbitaalka_Dhaawaca (1)Magacyada Askarta shilkan ku dhaawacantay ee lagu daawaynayo Cusbitaalka Guud ee Hargeysa

Shilkan baabuur oo gaadhi askartu wadatay oo ahaa nooca waaraadka iyo gaadhi kale isku dhaceen ayaa waxa ku dhaawacmay in ka badan labaataneeye askari, waxaana inta la og yahay ku dhintay sadex asgari

Magacyada asgarta dhaawacmay

1- C/raxmaan Aadan Diiriye, 2- Ismaaciil Cumar Yuusuf, 3- Xasan Aadan Dagaal

4- Yaasiin Cige Maxamed, 5- Maxamed Cige, 6- Nuur Cismaan Yuusuf, 7- Muuse Aadan Suldaan, 8- Cabdi Xasan Jaamac, 9- Bedel Xasan, 10- Maxamed Ismaaciil, 11- Mustafe C/laahi, 12- Cabdi Daa’uud Qalinle, 13- Siciid Xasan, 14- Maxamed Cabdi Dalal, 15- Cabdi Xasan Warsame, 16- Axmed Muuse Warsame

Shikan ayaa waxa uu noqonayaa shilkii ugu xumaa ee abid soo gaadha ciidanka booliska Somaliland

C/wahab Guuleed

Somalilandpost.net/Hargeysa

Halyay222@hotmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories