Badhasaabka Gobolka Togdheer oo si weyn loogu soo dhaweeyey Magaalada Birmingham (Sawiro)
London (SLpost)- Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Md. Cabdoo Axmed Aayir, ayaa aad loogu soo dhaweeyey xaflad aad loo agaasimay oo lagu qabtay xarunta Jaaliyada Somaliland...
Dowlada Ingiriiska Oo Cayintey Wakhtiga Uu Qabsoomaayo Shir ku saabsan Somaliya
London,(SLpost)-Raysal-wasaaraha Ingriiska iyo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la sheegay inay wada-jir u qaban qaabinayaan shir caalami ah oo Soomaaliya ku saabsan, waxaanay sidaas ku sheegeen...
Guddida Joogtada ee Guurtida oo Warbixin ku aaddan Shaqadooda u Jeediyey Golahaas
Hargeysa (SLpost)- Fadhigii Maanta ee Golaha Guurtida Somaliland ayaa Mudanayaasha Golahaasi waxay Warbixin kaga dhagaysteen Gudida Joogtada ee Golaha Guurtida . Fadhigan oo uu Shir...
ABRISKA GAAMUREE FADHIYA(maanso cusub)
maansadan waxa curiye hal abuurka da'da yar ee layidhaa Barkhad yare ,waxaanu kaga hadlayaa cadaalad darada ka jirta ama naafeysey geeska afrika waxaanu yidhi: ABRISKA...
Tacsi:wasiirkii hore ee w/w iyo wacyigalinta j/sland ayaa tacsi udiriya
Aniga oo ah Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe), waxaan halkan tacsi uga dirayaa: Madaxweynaha Jabuuti iyo Marwada koowaad, Xukuumadda Jabuuti, dhammaan Shacbiga reer Jabuuti, xaaskii...
Taariikhda Magaalada Saylac- W/Q: Cali Coomay
Saylac waa magaallo taarikh fog leh, oo ay adag tahay in la soo koobo taariikhdeeda, haddii aan wakhti badan la galin. Magacii hore ee...
Saxaafadu Eed kuma laha oo Maaha ta caytanta
Waxa haboon in Saxaafada laga daayo eedda had iyo jeer la huwinayo balse waxa haboon in tallaabo sharciga waa faqsan laga qaado cidda saxaafada...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

