Yearly Archives: 2013

spot_imgspot_img

Madaarkii Caasimada Hargeysa Miyaa La Duminayaa Mise Waa La Dhisayaa – W/Q: Yusuf Keyse

Marka hore waxaan salaamayaa Saxaafada madaxa banaan,sidoo kale waxaan salaamayaa  shacbiwaynaha reer Somaliland. Waxaan maanta doonayaa in aan ka hadlo madaarka caasimada hargeysa oo shaley...

Madaxweyne Siilaanyo oo Maalinta Berri ah Khudbad-sannadeedkiisa Ka Jeedinaya Goleweynaha Barlamanka

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maalinta Berri hortagi doona Laba Gole qaran ee Baarlamanka oo ka horjeedin doono khudbad-sannadeedkii...

Statement by the Minister of Foreign Affairs of the Republic of Somaliland

Statement by the Minister of Foreign Affairs of the Republic of Somaliland in response to the UK Foreign and Commonwealth Office’srevised travel advice for Somaliland The Government of the Republic of...

Qarax goor dhaweyd kadhacey guriga madaxtooyada ee villa somaliya

Muqdisho ( SLpost) qarax xoogan ayaa oo sababay dhimasho iyo dhawac ayaa goor dhawayd ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya kaas oo la sheegay...

“Saylac kama jirto dad dhul laga Qaadayo ama laga Rarayo ee Dadka Degaankaasi degani waa Walaalo iyo Ehel”

Hargeysa (SLpostl)- Wasiirkii Dhaqanka iyo Dalxiiska ee xukuumaddii UDUB Mr. Cabdirisaaq Waaberi Rooble, ayaa sheegay in aanay natiijada doorashadii degmada Saylac ee khilaafku ka dhashay ka dhignayn in dad gaar ah lagaga qaadayo dhul, balse shacabka degaankaasi wada degani ay yihiin walaalo iyo ehel is dhalay.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo sheegtay in Dawladda Ingiriisku ku Deg-degtay Dhaliisha Ammaanka Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Wasiir ku-xigeenka Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland iyo Taliyaha Guud ee Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa si adag uga hadlay Dhawaaqa xambaarsan...

Xisbiga UCID oo Xukuumadda Kulmiye ku Dhaliilay Waayo-aragnimo iyo tayo-la’aan Haysta Golaha Wasiirrada

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ee UCID, ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku dhaliilay inay ku baraarugto dhawaaqa Dawladda Ingiriisku kaga digtay xaalad amni-darro oo Somaliland...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img