Maah Maaho Cusub Abwaan Axmed Cabdilaahi Maxamud Axmed Fartaag
Maah Maaho Cusub Abwaan Axmed Cabdilaahi Maxamud Axmed Fartaag 1 Bilawga fiican ayaa keena dhamaad fiican 2 Walaalkaa iska riix aday wax ku yeeshaa 3 Dalba waa dadkiisa 4 Wadani...
Ma-hadhooyinka Xukuumadda iyo Maalmihii Tegay – W/Q: Sayid-Maxamed C/laahi ~ Qaybtii 6aad
Sidoo kale maadaama aanay jirin cid ku ilaalisa Masuuliyiinta majarihii maamul wanaaga una gudbisa shacabka, waxa uu ku dhiiri galinayaa saraakiisha dawladu inay musuqaan kuna takri falaan awdihii qaranka,talaabadan ay kumeel mariyeen xeerkan ayaa u muuqato mid ay ugu diyaargaroobayaan gabood fallo ay kamidyihiin lunsi iyo xatooyo hantidii ummadda.
Ceerigaabo: Dadweynaha iyo Maamulka oo Bannaan-bax Salmi ah ku Muujiyey Dareenkooda ku Aaddan Dhawaaqii Ingiriisku Ku Dhaliiley Ammaanka Somaliland
Ceerigaabo (SLpost)- Dadweynaha ku dhaqan xarunta gobolka Sanaag ee Ceerigaabo, ayaa maanta sameeyey bannaan-bax salmi ah oo ay kaga soo horjeedaan Dhawaaqii Boqortooyada Ingiriisku...
Haweenay ku Eedaysan inay Fariimo Aflagaaddo ah u Dirtay Wasiirka Madaxtooyada oo dhegaysiga Dacwaddeedu maanta ka bilaabantay Maxkamadda Gobolka Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Haweenay ku eedaysan inay Telefonkeeda gacanta farriin aflagaaddo ah ugu dirtay Wasiirka Madaxtooyada Md Xirsi Cali X. Xasan isla markaana muddo todobaaddo...
Qudbadii Madaxweynaha –War weyn baa ku qarsoonaa! – W/Q: Mingiste
Waan akhriyey qudbad sanadeedkii Madaxweynuhu ka horjeediyey labada Gole maanta oo taariikhdu tahay 30 Jan 2013.Qudbadan waxaa qoray shaqsi xidhan Muraayado Green ah ,oo aan filaayo in aanu war badan hayn xaalada dalku marayo.Waxaad moodaa in Qudbada laga soo dheegtay Qudbad aan laga jeedin wadan kale aan hayn Somaliland.
Baaq Hambalyo ah oo ku socda Madaxwaynaha JSL – W/Q: Eng Hussein Ibrahim
Anigoo ah Eng.Hussein Ibrahim Buuni waxaan jecleystay in aan xalkan baaq hambalyen uuga diro Madaxwaynaha JSLN Mudane: Dr. Ahmed M.M. Silaanyo kadib khudbadisii sanadeedka...
Ma-hadhooyinka Xukuumadda iyo Maalmihii Tegay – W/Q: Sayid-Maxamed Cabdilaahi ~ Qaybtii 5aad
Waqtigii mucaaradnimada kulmiye, dabaysha isbadal doonka ahina socotay, xisbigu wuxu saaxiib dhaw la ahaa saxaafada madaxa banaan.sida uu kusoo bandhigay barnaamijkiisa siyaasadeed, Isla mar –ahaantaana uu madaxweyne siilaanyo ku qiraayo khudbad sanadeedkii u horaysay ee uu ka jeediyo labada aqal ee baarlamaanka
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

