[DAAWO] – Agaasimihii Xafiiska Xidhiidhka Dadweynaha ee Madaxtooyada (Cismaan Awr-Liqe) oo Iis casilay
Hargeysa (SLpost)- Agaasimihii xafiiska xidhiidhka dadweynaha ee Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Cismaan Cabdi Cismaan (Cismaan Awr-Liqe) ayaa maanta ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu...
Tirada Guud ee Dadka indhoolayaasha ahi wakhtigan imisa ayey Somaliland ka mareysaa? – W/Q: Ceelaabe
Mid ka mid ah Laxaadka Qaaliga ah ee Qofka nooli Heysto Ayaa waxa ka mid ah Indhaha ama Aragtida Qaaliga ah.Waa Quruxda Wejiga,Waa Mida ...
“Ereyga Xaqa Ah Ha la Aamusin”… Dardaaran Gaar Ah Oo Gaarriye I Faray – W/Q: Siciid Gahayr (Hargeysaawi)
Aan afeef ku bilaabo'e Dhambaalkan aniga ayaa qoray, masuuliyaddiisana leh… Wixii uu gedaafo iyo guul sidana aniga ayaa guudka la ii saarayaa... Waa hilaad aynu hadda...
TACSI: Marxuumad Aamina Xasan Warfaa (Aamina Libaaxo)
Guddoomiyaha Wargeyska Ogaal Muuse Faarax Jaambiir, Maareeyaha Ogaal Media Center Cabdiweli Faarax Jaambiir, Agaasimaha Maamulka Xasan Cumar Xasan, Tifaftiraha Wargeyska Khadar Iid Kaariye, Farxiya...
Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo ku Biiray Saaxadda loolanka Hoggaanka Kulmiye
Hargeysa (SLpost)- Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa caawa ku dhawaaqay inuu u tartamayo Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga...
Taariikh-nololeedkii Ibraahin Sheekh Saleebaan (Ibraahin-gadhle) – (1940ii – 2006dii) ~ Qormada 2aad
Cod aad u hooseeyay oo murugo iyo tiiraanyaba lahaa ayuu iigu sheegay in Ibraahin- gadhle Jabbuuti ku dhintay oo lagu aasay. Miyaanan maqlayn mise...
Habluhu maxay ragga ku Raacaan? – W/Q: Cali Coomay
Gabadh kasta waxay xaq u leedahay inay doorato ninka ay doonto.Waana shay cadaalada ka fog in lagu khasbo cid aanay rabin. Gabdhuhu ama habluhu waxay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

