HomeMadaxtooyada Somaliland oo Markii u Horreysay Qaab-casri ah loo Dayactiray iyo Dhismeyaal...

Madaxtooyada Somaliland oo Markii u Horreysay Qaab-casri ah loo Dayactiray iyo Dhismeyaal lagu Kordhiyey (SAWIRRO)

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismayaal cusub iyo kuwo dib u habayn balaadhan lagu sameeyey oo ku yaala qasriga madaxtooyada JSL,

Waxaana halkaasi madaxweynaha ku soo dhaweeyey wasiirka madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo madaxweynaha xog waran iyo faahfaahin ka siiyey dhismayaashan iyo waxa loogu talo galayba oo uu wasiirku sheegay in ay yihiin 8 xafiis, laba hool oo shirarka loogu talo galay iyo kulamada caalamiga ah kuwaas oo ah kuwo casri ah, 9 Qol oo hurdo ah oo loogu talo galay ciidamada ilaalada madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland kuwaas oo cusub iyo dib u qurxin balaadhan oo lagu sameeyey fooqa qasrigu ka kooban yahay oo laga dhigay mid AL-MUUNIYAAN lagu xidhay sida ka muuqata sawiradaba.

Ugu danbayn waxa uu wasiirku mahadnaq balaadhan u soo jeediyey cid kasta oo gacan ka geysatay dhismahan.

madaxtooyada (1)madaxtooyada (2)madaxtooyada (3)madaxtooyada (4)madaxtooyada (5)madaxtooyada (6)madaxtooyada (7)madaxtooyada (8)madaxtooyada (9)madaxtooyada (10)madaxtooyada (11)madaxtooyada (12)

 

Somalilandpost.net/Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories