HomeUrurka Horumarinta Sanaag oo Shir Telephone u Qabtay Waddada Ceerigaabo

Ururka Horumarinta Sanaag oo Shir Telephone u Qabtay Waddada Ceerigaabo

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Ururka Horumarinta Sanaag oo Shir Telephone u Qabtay Wadada Ceergaabo; Shirkaas ayaa galabta ku qabsoomay telephone. Shirka waxa soo qaban qaabiyay Ururka Horumarinta Sanaag iyo Wakiilka Somaliland ee USA. Shirka wuxu dhacay maanta – Axad-dii, bishe Novemberna 10-keedii, 2013. Shirka waxa ka soo qayb galay oo gogoshiisa fidiyay gudida Ururka Horumarinta Sanaag oo ay magacyadoodu hoos ku qoran yihiin, waxa shirka lagu soo casumay Wasiirka Madaxtooyada Hirsi Ali Haji Hassan, Wasiirka Difaaca Ahmed Haji Ali Cadami, Wakiilka USA Rashid Garuf iyo Wakiilka UK Ali Adam. Shirka waxa lagu gorfeeyay mashruuca Wadada Ceergaabo, madaxdu waxay ka warantay mashruuca maamulkiisa, dhaqaalihiisa, qorshihiisa, iyo baahidiisaba. Gudida Ururka Horumarinta Sanaag waxay iyaguna ka warbixiyeen waxqabadka ururkooda, siday taageero hiil iyo hooba leh ugula diyaar yihiin mashruuca wadada Ceergaabo, waxa kale oo madaxda ay waydiiyeen wixii su’aalo ay ka qabeen mashruuca. Halkan hoose ka dhegayso shirka hadalkiisa.

https://drive.google.com/file/d/0B-5K2v1u42L0MTE1Qk5YYVJDMk0/edit?usp=sharing

Gudida Horumarka Sanaag waxay aad iyo ugu mahadnaqayaa marti sharaftii kala soo qayb gashay shirka maanta. Waxa aad halkan [sare] ka dhegaysan kartaa hadalkii laga yidhi shirka, qudbadihii, su’aalihii iyo dhamaan jawaabihiiba.

Ururka Horumarka Sanaag, Gudida Wadada Ceergaabo, Wakiilada USA iyo Wakiilka UK dhamaantoodba waxay ka codsanayaan Jaaliyadaha Somaliland ee jooga qurbaha meelkasta oo ay joogaanba inay shirkan dhegaystaan si ay u helaan warka wadada Ceergaabo, ka dibna ay taageero buuxda oo hiil iyo hooba leh ay siiyaan mashruucan. Cidina uma maqna ceelna uma qodna maanta mashruuca wadada Ceergaabo yaan loo kala hadhin.

1- ENG/ SACIID CAWIL.
2-ENG JAAMAC YASIN DERIGAAD.
3-YUSUF JAAMAC MAXAMED.
4- DR MAXAMED CAWIL.
5- ENG CALI BARRE.
6-YUSUF CABDI CADDE.
7-XUSEEN CALI XUSEEN.
8- CABDIRAXMAAN CALI MATTAN.
9- CISMAAN SHEIKH DALMAR.
10. FOOSIYA FAARAX XARBI.
11- AXMED GUREY.
12- ENG SACIID CALI FARAS.
13-XAAJI YASIN QOOBCADDE.
14- ABDALLE  MAXAMUD XAAJI DUCAALE.
15-MAXMED SACIID WARSAME.
16-AXMED CABDLAHI

17- KOOS OSTON.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories