Monthly Archives: September, 2013

spot_imgspot_img

Taliyeyaasha Ciidamada Qaranka iyo Booliska oo Shaaciyey Kaalinta ay ka Geysanayaan Dhismaha Waddada Ceerigaabo (DHEGAYSO)

Burco (SLpost)- Taliyeyaasha Ciidamada Qaranka iyo Booliska Somaliland Sarreeye Gaas Ismaaciil Shaqale iyo Sarreeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa ku dhawaaqay in dhammaan askarta...

Wasaaradda Waxbarashada oo Sanduuq Gaar ah u Samaysay Taageero Bahda Tacliintu kaga Qayb-qaadanayaan Dhismaha Waddada Ceerigaabo

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa kaga dhawaajisay Qorshe Bahda Tacliinta dalka ee hormoodka ka...

Madaxweynaha Somaliland oo Dhagax-dhigay Dhismaha Waddo Laami ah oo gobolka Sanaag ku xidhaysa gobollada kale ee dalka

Burco (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha jidka isku xidha Burco iyo Ceerigaabo oo dhererkeedu yahay 370...

Somaliland declares reason for not Participating Brussels Conference

While supporting the New Deal process and welcoming of the donors’ engagement, Somaliland has  chosen not to participate in the Conference as the country’s...

Somaliland oo ka hadashay Aragtideda ku Aaddan Shirka Brussels ee Somaliya iyo Heshiiska Cusub (New Deal) ee uu Xambaarsan yahay

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay aragtideeda ku aaddan Shirka taageerada dhaqaale loogu raadinayo dawladda Somalia ee maanta ku qabsoomay magaalada Brussels ee...

Siilaanyo:Gabowdaye Guurtida ku Biir,Qormadii 13 Qalinkii Liibaan Xaji Fagadhe

DEELEY DAREENLEY RAG ALLOW MADOOXAA MA DILAACIYAA NABAR Waa markhaati madoon iyo muran reeb waa maalmo ina soo maray oo aynu milicsanayno waa manfac aynu leeney misne...

Suxufinnimadu Geddaa Maaha!

Suxufinimadu waa Aqoon, Xirfad iyo Mihnad la barto oo iskuullo iyo Jaamacado loo galo. Maaha wax inta bebeenkii lagu riyoodo subaxdiina lagu shaqo tago. Suxufigu inta aanu dhex iman bulshada uu rabo inuu u adeego, waxa marka hore la layliyaa oo la carbiyaa shakhsiyaddiisa iyo qaabka fikirkiisa. Waxaa la baraa oo laga dhaadhiciyaa xeerarka iyo shuruucda ay Saxaafadda Xorta ahi leedahay iyo sifaha ama tilmaamaha looga baahan yahay inuu la yimaado Suxufigu.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img