HomeMadaxweyne Siilaanyo oo Kormeerro Kedis ah shalay ku maray Madaarka Diyaaradaha iyo...

Madaxweyne Siilaanyo oo Kormeerro Kedis ah shalay ku maray Madaarka Diyaaradaha iyo Jidadka Xaafadaha Caasimadda (SAWIRRO)

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo), ayaa maanta duhurkii kormeer kedis ah ku maray Garoonka Diyaaradaha ee Egal international Airport ee magaalada Hargeisa oo hawshii dib-u-dhiska ahayd ee lagu waday gebo-gabo ku dhowdahay, dhowaanna la furi doono.
Kormeerka madaxweynaha oo ahaa mid kedis ah, isla markaana  saxaafaduna aanay ogayn,  waxa uu madaxweynuhu ku soo kormeeray dhamaan qaybaha kala duwan ee Madaarka, waxaanu markii dambe madaxweynuhu soo maray waddooyinka iyo xaafadaha kala duwan ee magaalada Hargeisa, isaga oo u kuur gelaya baahiyaha iyo horumarka ka socda caasimadda, taas oo qayb ka ahayd kormeerrda kedis ah ee inta badan bulshadu ay  madaxweynaha ku bogaadiso inuu yahay madaxweynihii u horreeyey ee caasimadda ku mara kormeerro kala duwn xilliyada habeenkii iyo maalintii, iyada oo aanay la socon ciidamo ilaalo ah.

Madaxweynaha waxa kormeerkan ku wehelinaayey Marwada koowaad ee Dalka Marwo Aamina Xaaji Maxamed Jirde, Wasiirka Waxbarashada Samsam Cabdi Aadan iyo Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir.

20130805_13525320130805_135547

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories