Monthly Archives: May, 2013

spot_imgspot_img

Saamaynta Soo-galeetigu (Ajaanibku) ay ku hayaan Somaliland – W/Q: Cabdiraxmaan Cismaan

Sida laga dareemaayo suuqyada kala duwan ee dalka  waxa maalinba maalinta ka dabaysa isa soo taraaya kurna u kacaaya tirada dadka iyagu sharci darada...

(RADIO SLpost) – Xisbiga UCID oo si Adag u dhaliilay go’aanka Wasiirka Ciyaaraha ku Laalay Martiqaadka loo fidiyey Kooxda Kubadda Koleyga Hargeysa oo...

Hargeysa (SLpost)- Masuuliyiin Ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa xukuumadda ku dhaliilay Ka-baaqashada Naadiga Kubadda Koleyga Hargeysa ee Tartanka Caasimadaha Bariga iyo...

“Iyadoo Lagu Jiro Bishii Ugu Taariikhda Badneyd May Ee Dalka Ayey Idaacadii Qaranku Hawada Ka Maqantey, waxase kaba Siiyaab Badan Mashiinadii Korontada Oo Iskaraab...

Suntay nagu mudeen wiilashii, lays martiyi waayay, Muraadkoodu nimankuu ahaa, moodhadhkiyo daarta, Nimankii muggooduba ahaa, maalin la casuumo, Muddaahanada beenta ah kuwii, nagu maqaar-saaray, Mas waabaydii lama dhuunyadiyo,...

Somaliland oo ku hawlan Xod-xodashada Shirkadaha Ugu Tunka Weyn Shidaal-Qodista Caalamka iyo Rejada Xaddiga Shidaal ee laga filayo

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa shaacisay inay ku hawlantahay xod-xodashada Shirkadaha ugu tunka iyo magaca weyn ee dhanka Shidaal-qodista Caalamka ka dib markii lagu...

BARAARUJIN KU SOCOTA UMMADAHA SOMALILAND (DANI WAA SEETO) – W/Q : Maxamed Cali Muuse

Ninkii karanayaa garanaye, Somaliya waxa la isku odhan jiray Waqooyi iyo Konfor. Waqooyi waxa Ingiriisigu xuriyadoo siiyey 1960, bishii lixaad, ( june 26 ),...

Xuska Sanad Guuradii 11aad ee Geeriidii Madaxweyne Cigaal iyo Taariikhda Mugga wayn ee uu lahaa – W/Q: Muna Ibrahim Adan

Berri oo ay taariikhdu tahay 3 May waa Sanadguuraddi 11aad ee ka soo wareegtay geeridi naxdinta lahayd ee ku timi Maxamed X. Ibrahim Cigaal,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img