HomeKenya: Koronto la’aan Baahsan oo soo Wejahday Dalka Ugu Dhaqaalaha Badan Bariga...

Kenya: Koronto la’aan Baahsan oo soo Wejahday Dalka Ugu Dhaqaalaha Badan Bariga Afrika iyo Sababta Keentay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Kenya PowerNairobi (SLpost)- Koronto la’aan ayaa maanta soo waajahday qaybo badan oo ka mid ah dalka ah Kenya oo lagu tilmaamo dalka ugu dhaqaalaha Badan Bariga Afrika.

Shirkadda Quwadda Korontada ee Kiiniya oo 1,250 MW oo Kortonto ah siisa laba Milyan oo Macmiisheeda ah, kuwaas oo marka hore dalbanayey inay kordhisay awoodda korontada ee ay siiso isla markaana ay ka dhigto 1,700 Mega Wats, waxaana inta badan quwadda korontada laga dhaliyaa Tamarta biyaha ee Harooyinka ku yaala dalkaas oo ay gacanta ku hayso shirkadda KenGen.

Koronto la’aanta soo wejahday dalka Kiiniya, waxa ay shirkaddu ku sababay cillad farsamo oo gaadhay laba ka mid ah Waayiradda korontada Gudbiya oo 400 megawatts oo dab ah ka qaaday xarunta lagu dhaliyo Korontada ee gobolka Rift Valley.

Arrintan, ayaa la sheegay inay saamayn weyn ku yeelatay isku-xidhnaanta Xarumaha Dab-dhaliyeyaasha ah ee dalka oo dhan oo Korontada ka hela Xarumo dab-dhaliyeyaal ah oo laga hirgeliyey dhulka Harooyinka u badan ee Kiiniya, taas oo sabab u noqotay inay kala go’aan isku-xidhnaanta ilaha laga dhaliyo korontada ee dalkaas.

Kiiniya oo ay ku noolyihiin Afartan Milyan oo Qof, ayaa korontada goobaha ganacsiga loo isticmaalaa mishiinnada yar-yar ee Shidaalka ku shaqeeya, si ay u daboolaan baahida farqiga u dhexeeya korontada ay u baahan yihiin  oo ah shayga ugu muhiimsan koboca dhaqaalaha.

Koboca dhaqaalaha dalka Kenya ee sannadkan, ayaa la saaliyey inuu kor u kici doono boqolkiiba 6 marka loo eego boqolkiiba 4.6 ee sannadkii hore, halka sannadkii 211 uu kor u kacay boqolkiiba 4.4, taas oo tilmaamaysa sida xawliga ah ee dhaqaalaha Kiiniya u kobcayo.

 “Waxaanu ku hawlan nahay sida suurto-galka ah ee aanu si dhakhso leh u soo celin lahayn korontada, una baadhi lahayn sababta keentay ciladda ku timi labada qaybood,” sidaas waxa sheegay afhayeen u hadlay shirkadda Korontada Kiiniya.

Waddanka Kiiniya Boqolkiiba Lixdan korontada laga isticmaalo waxa laga dhaliyaa Awoodda Biyaha, boqolkiiba Soddon biyaha Dhulka Hoostiisa laga soo saaro halka boqolkiiba 25 laga dhaliyo Mishiinnada.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories