Guddoomiyaha iyo isu-duwayaasha Wasaaradaha Gobolka Maroodi-jeex oo kulan ka yeeshay Xaaladda gobolka kana warramay Natiijada Kormeer ay ugu kuur-galeen Abaarta ka jirta
Hargeysa, 08 April, 2012 (SLpost)- Kulan ballaadhan oo ay isugu yimaadeen gudoomiyayaasha degmooyinka gobolka Maroodijeex iyo isu duwayaasha wasaaradaha ee gobolka Maroodijeex ayaa maanta...
Somaliland Foreign Investment Law Analysis
By: Mohammed Dahir Ahmed (Hiilliye) Certified Chartered Accountant (ACCA)
Wasaaradda Diinta & Awqaafta iyo Maamulka gobolka Hawd oo si wada-jir ah u qabtay kulan ku saabsan la-dagaalka Maandooriyeyaasha
Balli-gubadle, 08 April, 2012 (SLpost)- Kulan lagaga hadlayey la dagaalanka Maandooriyayaasha wada jirna ay u soo abaabuleen Maamulka Gobolka Hawd iyo Wasaarada Diinta iyo...
Tirsigii Labaad ee Majalladda WEEDHSAN oo ifka u soo baxay
Dhammaan akhristeyaasha iyo macaammiisha warbaahinta kala geddisan ee WEEDHSAN Corporations, waxaannu ugu bushaaraynaynaa inuu ifka u soo baxay caddadkii labaad ee biiraalaha WEEDHSAN, isla markaasna...
Guddoomiye Cirro Muxuu ka yidhi Wada-hadalka Soomaaliya, Dib-u-dhaca Doorashada Goleyaasha Deegaanka iyo Shaqaaqada ka aloosan Gobollada Bari?
Hargeysa, 08 April, 2012 (SLpost)- Gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee Urur Siyaasadeedka Waddani isla markaana ah Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi...
Is-muujintii Urur-siyaasadeedka WADANI, Wejiyo Cusub oo ku soo biiray iyo Qaar Shaki geliyey bulshadii Goobta ka soo xaadiray
Hargeysa, 08 April, 2012 (SLpost)- Shirweynihii 1aad ee urur-siyaasadeedka WADANI ayaa maanta ka furmay Hotel Maansor ee magaalada Hargeysa, kaas oo si ballaadhan loo...
Shirweynaha Koowaad ee Urur-siyaasadeedka WADANI oo ka socda Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa (SAWIRRO)
Hargeysa, 08 April, 2012 (SLpost)- Shirweynihii 1aad ee urur-siyaasadeedka WADANI ayaa maanta ka furmay Hotel Mansor ee magaalada Hargeysa, kaas oo si ballaadhan loo soo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

