HomeShirweynaha Koowaad ee Urur-siyaasadeedka WADANI oo ka socda Hotel Maansoor ee magaalada...

Shirweynaha Koowaad ee Urur-siyaasadeedka WADANI oo ka socda Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa (SAWIRRO)

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa, 08 April, 2012 (SLpost)- Shirweynihii 1aad ee urur-siyaasadeedka WADANI ayaa maanta ka furmay Hotel Mansor ee magaalada Hargeysa, kaas oo si ballaadhan loo soo qaban-qaabiyey isla markaana socon doona muddo laba cisho ah.

Shirweynahan oo ay ka soo qayb-galeen ergooyin ku dhow in ka badan kun qof oo isaga kala yimi gobollada Somaliland iyo dalalka dibadaha wakiilladooda, waxa kale oo ka soo qayb-galay shir-guddoonka golayaasha Guurtida iyo Wakiillada, Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal, Goleyaasha Deegaanka, Masuuliyiin ka tirsan xisbiyada Qaranka, xubno ka socda Guddiga Diiwaangelinta ururrada Siyaasadda, Madax-dhaqameed, Aqoon-yahan iyo Marti-sharaf kale.

Xasan Xuseen Cod-yare oo ku hadlayey magaca guddiga qaban-qaabada munaasibadda shirweynaha ururka ayaa u mahad-naqay dhammaan ergooyinka ka soo qayb-galay isaga oo sheegay in guddigooda oo uu magacaabay guddoomiyaha ku-meel-gaadhka ah ee ururka, ay maanta hawshoodu ku egtahay, isla markaana ku wareejiyey guddiga shir-guddoominaysa shirweynaha.

Waxa kale oo madasha ka hadlay wakiillo metelaya Lixda gobol ee waaweyn ee Somaliland oo dhammaadtoodba sheegay inay ku faraxsan yihiin inuu shirweynuhu jewi fiican ku bilaabmo.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories