HomeDr. Gabboose: Wakhtigii uu Xukuumadda ka tirsanaa iyo Imika, waa Iyama?

Dr. Gabboose: Wakhtigii uu Xukuumadda ka tirsanaa iyo Imika, waa Iyama?

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Dr Cabdi Gabboose dhawaaqa ka soo yeedhaaya maanta iyo maalintii xukuumadda immika jirta xilka ka hayey maxaa sabab u noqday farxaddii iyo kalgacalkii wakhtigaas…?

Dr Cabdi Gabboose xilligii uu xilka hayey xukumadda silaanyo waa xukuumad mar walba la dagaalamaysa musuq-maasuqa iyo inay caddaalad darada ka jirta la dagaalanto.

Dawladii UDUB iyo cadaalad darada ka jirtay dalka waa tii aniga oo ah muwaadin doonaaya in aan ummadday wax u qabto jeelka igu xidhay, waxay ahayd cadalad daro ka jirtay dalka.

Dr Cabdi Gabboose iyo Siilaanyo ay saaxiibo ahaayeen.

Maantana maxaa kala erdheeyay, Dr Cabdi Gabbose oo maalintii dhawayd shirkii Ururkiisa ka hadalay Xukuumadda Silaanyo waa tii ugu musq-maasuqa badnay, ee Madaxweyne idhaha kor ufur kuwa ku agjoogaa been ayey k sheegayan ee anigu waan ka naxayaa, waana ku soo halgamay.

Isaga oo sheegay in xukuumaddu ay dhex ka hayn Ururada la furay.

Guddoomiyaha Ururka Ummaddu ma waxa uu ka shakiyey inuu hadho, maxaa ku kalifay qayla dhaanta.

Runtu waxay kugu hugaamisaa dhabbaha samaanta iyo falalka suubban iyo guul siyaasadeed.

Beentuna waxay kugu hugaamisaa xumaanta, xumaantuna waxay kugu hugaamisaa wax yaabaha xaraanta ah iyo hadimo Siyaasaddeed waxay ku saabsan tahay helitaanka Siyaasadda waa awooda ku qancida iyo la qabsiga iyo u adkaysiga marxaladaha adag ama ka hadalka baahidaada iyo rabbitaanadaada Siyaasaddeed ee hadba xaaladda aad ku jirtid ay si is daba joog ah ay isugu baddelayaan fikirkaaga iyo dareenkaaga Siyaasaddeed wakhtiyadaa inta badan aad ku mashquul san tahay sidaad uga guulaysan lahayd ragga aad ku hirdamaysaan Siyaasadda waxa kuu soo baxaya wax yaabo aad ka helin ama aad jeclaysan xagga hamigaaga siyaasaddeed .

Sidoo kale inaad deggan tahay mamarka aad ku jirto xaalado kala duwan waa caadi in mararka qaarkood la dareemo wax yaab xad dhaafa ah tusaale.

Qalbi xumo, walwal cabsi ama shaki dareenada aad ka qabto Siyaasadda ku soo foodsaartay xilliga aad la hirdamayso wajiyada Siyaasaddeed ee is bedelaaya, waxay noqonkartaa mushkilado Siyaasaddeed oo kaa horyimaad.

Waxa dhicikarta inaad la halgamayso dhibaatooyinka waayaha wata duruufaha kala duwan oo waxa laga yabaa in waayaha ku haysta kugu qasbo wax toosan ama wax wacan aad u aragto  in Siyaasaddaada ay dan ugu jirin oo aad ka raadiso guul qorshahaaga  Siyaasaddeed u xaadhaysa dariiqa aad doonayso ama haddafkaaga damaca Siyaasaddeed oo Bulshada reer Somaliland wax wacan oo xukuumadda markaa jirta ay qabatay aad ka dhigto mid dantii bulshada ilawday oo dhexdabaalanaysa qaladaad iyo wax qabad la,aan haysta xukuumadda maanta talada haysa adiga oo fikirkaaga iyo damacaaga u soo marinaaya bulshada Warbaahinta waxa halkaas ka soo baxaya in bulshada qaarna ay jeclaysanayaan hadalkaaga, qaar kalena ay necbaysanayaa waxa ku soo dhacaya dhegahooda bal aynu eegno kuwa lagayaabo inay tageeraan fikirkaaga Siyaasaddeed.

Kuwa ka mid ah bulshada reer Somaliland ee ku farxa wax yaabaha aad xilligaas sheegayso waa kuwa inta badan aan ku samayn qiimayn wax yabihii hore ama hawshii aad soo qabatay iyaga oo siqoto dheer u darsin shaqadii aad qaranka Somaliland aad u soo qabatay, wax yaabaha aad sheegaysana qiimayn ku samayn ee sifudu ku qata maxaa ku dhaca hadhaw markaad haddafkagii ku gaadho maxaa iyaga la soo darsa?

Cabdifataax Ismaaciil Caarshe

Hargeysa, Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories