HomeSomaliland: Xukuumadda oo Farriin hanjabaad xambaarsan u dirtay M/goboleedka Puntland

Somaliland: Xukuumadda oo Farriin hanjabaad xambaarsan u dirtay M/goboleedka Puntland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa,  (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa si adag uga jawaabtay hadallo dhawaan kasoo yeedhay maamul-gobolleedka Puntland ee Soomaaliya.

Wasiirka wasaarada Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta Somaliland Axmed Cabdi Xaabsade ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadal maamulkaasi safarka Madaxweynaha Somaliland ee Gobolka uu ku tilmaamay mid abuuraya sansaan colaadeed.

blankWasiirka Xaabsade oo ka tirsan weftiga Madaxweynaha Somaliland uu ku marayo Gobollada Bari ee dalka ayaa meel fagaaraha magaalada Ceerigaabo ka sheegay inaanu maamulka Somaliland dib ugu dulqaadnayn maamul-goboleedka Putland, isla markaana waxa uu u diray digniin adag. “Waxaa jirta niman hadlay oo ka hadlay Putland oo yidhi sidee Axmed u yimaadaa Laascaanood ama jiida hore ee ciidanka side buu u yimaadaa, kaasi waa mid iska hanbabaray, waxaan leeyahay (faanoole fari kama qodnaa).” ayuu yidhi Wasiirku, isagoo hadalkiisa sii watana waxa uu intaa ku daray, “Madaxweynuhu isaga halkaa nagu hayaa oo waxaanu tagaynaa jiida hore oo waxaanu gaadhaynaa ilaa yoocada ee ninkii wax tuurtuurayoow  anaga waa nala hor-fadhiyaa, markaad dhagax yar nagu soo tuurto, waxaanu ballanku qaadaynaa inaanu adiga ku dhaafno.” ayuu raaciyay hadalkiisa.

Somalilandpost.net

Contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories