Yearly Archives: 2011

spot_imgspot_img

WAR DEG-DEG AH: Mucaaradka Liibiya oo Sheegtay inay Gacanta ku dhigeen Qaddaafi

Tripoli, (SLpost)- Mucaaradka Dalka Libya ayaa sheeganaya inay gacanta ku dhigeen Mucamar Qaddaafi, in kasta oo aanay caddayn inay qabteen isaga oo nool iyo...

Lionel Messi oo iska fogeeyey inuu tartan kula jiro Cristiano Ronaldo

SLpost Sports – Weeraryahanka kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa sheegay inaysan jirin wax tartan ah oo uu kula jiro weeraryahanka kooxda Real Madrid ee Cristiano...

Gabadh yar oo xaalad caafimaad Xumo ka soo gaadhay talaalkii ugu dambeeyey ee dalka ka qabsoomay oo Cusbitaalka Berbera la soo gaadhsiiyay

Berbera, (SLpost)– Cisbataalka Guud ee magaalada Berbera waxa la soo gaadhsiiyay gabadhan yar oo dhawaac xooggan kala kulantay talaal lagaga muday gacanta midig  oo sababay...

The other Horn of Africa

*AHMED MOHAMOUD SILANYO HARGEISA: Drought, famine, refugees, piracy, and the violence and terrorism endemic to the shattered city of Mogadishu, a capital ruined by civil...

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo Socdaal ujeeddooyin badan ugu ambo-baxay Magaalada Boorame

Boorame, (SLpost)- Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wefti ballaadhan oo uu Hoggaaminayay ayaa maanta socdaal shaqo ku tagay magaalada Boorame...

Machadka Faafinta Islaamka oo Xafiis cusub ka furtay Xarunta Gobolka Hawd

Hargeysa, (SLpost)-Machadka Faafinta Islaamka ayaa xafiis cusub ka furtay gobolka magaalada Balligubadle ee Hawd. Xafladda furitaanka xafiiska cusub oo lagu qabtay Balligubadle ayaa waxa ka...

Hay’ada Dhawrista Tayada oo gubay 150-tan oo sharaab dhacay, ganacsatadan Baaq u jeediyey

Hargeysa, (SLpost)- Hay’adda Ilaalinta Tayada Agabka ee Somaliland ayaa gubtay 150 Tan oo Sharaab dhacay ah kaasoo ay lahayd Shirkada Oomaar. Guddoomiyaha Hay’adda Ilaalinta Tayada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img