Yearly Archives: 2011

spot_imgspot_img

Mudanayaasha Golaha Wakiilada oo duuduub ku meel-mariyey Xeerka Nabadgelyada Guud ee Qaranka

Hargeysa,  (SLpost)- Mudanayaasha Golaha Wakiilladda Somaliland ayaa cod gacanta taag ah ku meel-mariyay Xeerka Nabadgelyada guud, kaasoo ay dooddiisu maalmihii u dambeeyay ka socotay...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ka hadlay hawlgallo ay Ciidammada Ammaanku shalay illaa xalay ka wadeen Caasimadda

Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Jamhuuriyadda Somaliland Maxamed Nuur Carraale (Duur), ayaa ka hadlay hawlgallo ay shalay illaa xalay Ciidammada Boolisku ka wadeen...

Madaxweyne Ku-Xigeenka oo shacbiga Baaq u jeediyay kana hadlay qaraxyadii Hargeysa

Hargeysa,  (SLpost)- Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa shacbiga Somaliland ugu baaqay inay feejignaadaan oo ay ciidammadda amaanka...

Xildhibaannada Iyo masuuliyiinta UDUB ee Gobolka Gabiley oo qaaddacay Shirka Golaha Dhexe ee Xisbigaas

Gabiley, (SLpost)- Mas’uuliyiinta Xafiiska Xisbiga UDUB ee gobolka Gabiley oo ay wehelinayaan xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka ayaa gaashaanka si adag ugu dhuftay in...

13 ciidamada Maraykanka ah oo lagu dilay Afghanistan

Kabul, (SLpost)- Saddex iyo toban ka mid ah ciidamada Maraykanka ee ka tirsan hawl-gallada NATO ka waddo dalka Afgaanistaan ayaa lagu dilay qarax bambaano...

Europe at war 2018

The date is October 29, 2018, and Britain faces its darkest hour. On the battlefields of Europe, and the Armed Forces have been humiliated. In...

Madaxweyne Siilaanyo oo Safarkiisa ku sagootiyey magacaabista Guddiyo Ujeeddooyin kala duwan leh

Hargeysa, (SLpost)- Afar war-saxaafadeed oo ka soo baxay Madaxtooyada Somaliland, ayuu Madaxweyne Siilaanyo waxa uu guddiyo kala duwan ugu kala magacaabay xalinta khilaafaadkii ka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img