121 Heesood oo ka mid ah Heesaha ay Yurub Geenyo kaligeed qaado iyo Abwaanada Sameeyey

Must Read

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011.

Yurub Geenyo waa fannaanad Soomaaliyeed oo caan ku ah heesaha jacaylka, wacyigelinta bulshada, iyo heesaha dhaqanka. Waxay ka mid tahay codadka haweenka ee si weyn looga yaqaan guud ahaan Soomaalida, gaar ahaan heesaha ay kaligeed qaaddo (solo songs) oo tiro badan leh.

Noocyada heesaha ay ku caan baxday:

Heesaha Jacaylka – fariimo qiiro leh iyo dareen dhab ah
Heesaha Wacyigelinta – bulshada, qoyska, iyo akhlaaqda
Heesaha Dhaqanka – hidaha iyo dhaqanka Soomaalida
Heesaha Madadaalada – kuwa lagu ciyaaro aroosyada iyo xafladaha

121 Heesood oo ka mid ah Heesaha ay Yurub-Geenyo kaligeed qaado

1: Yurub geenyo “Hargaysaba kama tageen”
-Ereyaddii: Sidiiq Maxamed burmad.
-Laxankii: Cabdi Ismaaciil Belle.
-Musik: Axmed weli ibraahin Furinle.

2: Yurub Geenyo “Naxli”
-Ereyaddii: Xassan Dhuxul laabsalax
-Laxankii: Xassan dhuxul laabsaalax.
-Muusik: Axmed Weli ibraahin Furinle.

3:Yurub Geenyo “Cadalool”
-Ereyaddii: Abwaan caynab
-Laxankii:Abwaan caynab.
-Muusik Axmed Wali Ibraahin Furinle.

4:Yurub Geenyo “Jaaw nabad gaylo”
-Ereyaddii: Cabdilaahi Xassan ganey.
-Laxankii: Xassan Dhuxul laabsaalax.
-Muusik: Axmed wali Ibraahin Furinle.

5:Yurub Geenyo “Qof i jecel”.
-Ereyaddii: Weedh-Same
-Laxankii: Daa’uud Xanfar.
-Muusik: Ayuub haaruun.

6:Yurub Geenyo “Jacaylkan khasaarahaa”
-Ereyaddii: Xusseen Carab
-Laxankii: Muuse Gaas.
Musik: Ayuub haaruun.

7:Yurub Geenyo “Cimiladda badallan”
-Ereyaddii: Cabdilaahi Oog.
-Laxankii: Axmed Shamiye.
-Muusik: Axmed Weli Furinle.

8:Yurub Geenyo “Intaan U shub dhigi lahaa”
-Ereyaddii: Xassan Dhuxul laab-saalax
-Laxankii: Cabdi Ismaaciil Axmed beelle.
-Muusig : Siciid Cali Wiinkeey.

9:Yurub Geenyo “Dharaartaad faraxsantahay”
-Ereyaddii: Maxamed Muumin Ababe.
-Laxankii: Abdirahman Cali Xirsi.
-Muusik: Axmed Wali Furinle.

10:Yurub Geenyo “Qalbiga Rabadhkaa”
-Ereyaddii: Xassan Dhuxul laabsaalax.
-Laxankii: Cabdi-Hani xaashi cabdilaahi
-Muusik: Axmed Wali Ibraahin Furinle.

11: Yurub Geenyo “Hadaan qalin iyo waraaq”
-Ereyaddii: Axmed Cismaan Batuun.
-Laxankii: Xassan dhuxul laabsaalax.
-Muusik: Axmed Wali Furinle.

12: Yurub Geenyo “Nasiibkii Sammaa”
-Ereyaddii: Abwaan Garacad
-Laxankii: Abwaan Garacad.
-Muusik. Axmed Wali Furinle.

13: Yurub Geenyo “Ha i Cidlayn”
-Ereyaddii: Abwaan Halbeeg.
-Laxankii: Mijiir.
-Muusik: Haatuf yarre.

14: Yurub Geenyo “Jacaylka Danaysigaa”
-Ereyaddii: Khaalid Miinno
-Laxankii: Khaalid Miinno.
-Muusik. Axmed Wali Furinle.

15: Yurub Geenyo “Jacaylkubba waa Aniga”
-Ereyaddii: Abwaan Siciid Talasame
-Laxankii: Cabdi-fataax Mukhtaar.
-Muusik. Haatuf yarre.

16: Yurub Geenyo “Jacaylkan i Weeraree”
-Ereyaddii: Cabdi ismaaciil Beelle
-Laxankii: Cabdi ismaaciil Beelle.
-Muusik. Mustafe karaama.

17:Yurub Geenyo “Ku ilaaway”
-Ereyaddii: Abwaan Jamaal Liibaan
-Laxankii: Xassan Dhuxul laabsaalax
-Muusik. Axmed Wali Furinle.

18: Yurub Geenyo “Niyaddu way ii santahay”
-Ereyaddii: Axmed Nuur Abba.
-Laxankii: Cabdiraxmaan Yarow.
-Muusik. Axmed wali Furinle.

19: Yurub Geenyo “Xujo”
-Ereyaddii: Xassan Dhuxul laabsaalax.
-Laxankii: Daa’uud Xanfar.
-Muusik. Axmed Wali Furinle.

20: Yurub Geenyo “Niyadda ka diyaar garow”
-Ereyaddii: Xassan Dhuxul laabsaalax
-Laxankii: Xassan Dhuxul laabsaalax
-Muusik. Axmed wali ibraahin Furinle.

21: Yurub Geenyo “Hawaawi”
-Ereyaddii: Abwaan Abdilahi Geesdiir
-Laxankii: Engineer Siciid.
-Muusik. Ismaaciil Dannan.

22: Yurub Geenyo “Qaamuus”
-Ereyaddii: Xassan Dhuxul laabsaalax.
-Laxankii: Maxamed Miyir Xaaji AHUN
-Muusik. Abdi Abbiib.

23: Yurub Geenyo “Tushuush”
-Ereyaddii: Koosaar Cabdi Cali
-Laxankii: Maxamed Miyir Xaaji AHUN
-Muusik. Axmed wali Ibraahin Furinle.

24: Yurub Geenyo “Hab kusoo dhe caashaqa”
-Ereyaddii: Abwaan Cali maxamed mooye
-Laxankii: Daa’uud Xanfar.
-Muusik. A. A Naaji.

25: Yurub Geenyo “Dhaygag”
-Ereyaddii: Maxamed Xassan Bukhaari.
-Laxankii: Hoddan Cabdiraxmaan.
-Muusik. Ilyaas Idiris caynaan.

26: Yurub Geenyo “Igu tiix Jacayl igu tiix”
-Ereyaddii: Abdixakiim Amare
-Laxankii: Abdixakiim amare
-Muusik. Axmed wali Furinle.

27: Yurub Geenyo “Hillow”
-Ereyaddii: Abwaan Cabdi Abiib.
-Laxankii: Abwaan Cabdi abiib.
-Muusik. Abwaan Cabdi abiib.

28: Yurub Geenyo “Gobbanimo”
-Ereyaddii: Daaha Cabdi gaas
-Laxankii: Daaha Cabdi Gaas
-Muusik. Ilyaas Idiris.

29: Yurub Geenyo “Kashaan kaasiiyay xaal”
-Ereyaddii: Cabdi Ismaaciil Bisso
-Laxankii: Khaalid kaamil.
-Muusik. Ilyaas Idiris.

30: Yurub Geenyo “Naftaydda adaa xumeeyay”
-Ereyaddii: Wardi Sacadaale
-Laxankii: Ismaaciil Dannan
-Muusik. Ismaaciiil Danaan.

31: Yurub Geenyo “Xakamaha Ha sii dayn”
-Ereyaddii: Abwaan Aar jaamac
-Laxankii: Cabdinaasir Macallin caydiid.
-Muusik. Axmed wali Ibraahin Furinle.

32: Yurub Geenyo “Waan adkaysanayaa”
-Ereyaddii: Cabdinaasir Macallin Caydiid
-Laxankii: Cabdinaasir Macallin caydiid.
-Muusik. Axmed Wali Ibraahin Furinle.

33: Yurub Geenyo ” Ka xidh xidho Albaabadda”
-Ereyaddii: Axmed Siciid Ugaaska
-Laxankii: Muuse Gaas.
-Muusik. Axmed Wali Furinle.

34: Yurub Geenyo “Waxaad Golle ka faantaa”
-Ereyaddii: Ismaaciil Xassan Saalax
-Laxankii: Daa’uud Xanfar
-Muusik. Axmed Wali Ibraahin Furinle.

35: Yurub Geenyo “Guddi baan u xilsaaray Jacaylka”
-Ereyaddii: Abwaan CaLi Mooge
-Laxankii: Daa’uud Xanfar.
-Muusik. Axmed Wali Ibraahin Furinle.

36:Yurub Geenyo “Yaa iga maydha Caashaqa”
-Ereyaddii: Cumar Aw jaamac Caynab
-Laxankii: Axmed Cawad.
-Muusik. Axmed Wali Ibraahin Furinle.

37: Yurub Geenyo “Adna Maare Diiday”
-Ereyaddii: Cabdiraxmaan Caydiid Oday
-Laxankii: Sir Maxamuud Cumar
-Muusik. Mawliid Xassan faarax.

38:Yurub Geenyo “Doontii Mixnadda”
-Ereyaddii: Xassan Dhuxul laabsaalax.
-Laxankii: Xassan Dhuxul laabsaalax.
-Muusik. Axmed wali Ibraahin Furinle.

39: Yurub Geenyo “Muraad”
-Ereyaddii: Umul khayr Colhaye
-Laxankii: Mubaarik October
-Muusik. Ayuub Haaruun.

40: Yurub Geenyo “Hadmaan ka xoroobayaa”
-Ereyaddii: Cumar Aw jaamac Caynab
-Laxankii: Abdinaasir Macallin caydiid
-Muusik. Axmed wali Ibraahin Furinle.

41: Yurub Geenyo “Sas baan ka qabaa ragabba”
-Ereyaddii: Xassan Dhuxul laabsaalax
-Laxankii: Maxamed Siciid Cabdi BK
-Muusik. Axmed wali Ibraahin Furinle.

42:Yurub Geenyo “Jacayl Guun ah maal-gali”
-Ereyaddii: Cabdilaahi Aadan Cali cabaas
-Laxankii: Maxamed Maxamuud Cige Busi
-Muusik. Axmed wali Ibraahin Furinle.

43: Yurub Geenyo “Naftaydda adaa dhayacay
-Ereyaddii: Mubaarik October
-Laxankii: Mubaarik October.
-Muusik. Digaalle yarre.

44: Yurub Geenyo “Si baan u nuglaa Baryabba”
-Ereyaddii: Abwaan Dheggo-Jillic
-Laxankii: Cabdicasiis Ciise Iskalaaji
-Muusik. Axmed wali Ibraahin maxamuud.

45:Yurub Geenyo “Maxaad iga tabi Haddeer”
-Ereyaddii: Daaha Cabdi Gaas
-Laxankii: Daaha Cabdi Gaas
-Muusik. Saxardiid Maxamed Saxardiid.

46: Yurub Geenyo “Maaweelo”
-Ereyaddii: Maxamed Xarago
-Laxankii: Dr Ahmed Shaaderi
-Muusik. Axmed wali Furinle.

47: Yurub Geenyo “Hadaan jilayaa jacayl”
-Ereyaddii: Daahir Cabdalla Calasow
-Laxankii: Daahir Cabdalla Calasow.
-Muusik. Xassan Cujeer Cajami.

48: Yurub Geenyo “Hooyo layla”
-Ereyaddii: Abwaan Nuur Estaro
-Laxankii: Ustaad Angaasi
-Muusik. Sidii Cali Winkey.

49: Yurub Geenyo “”Qalbi””
-Ereyaddi; Abwaan Nuur Estaro
-Laxankii: Ustaad Angaasi
-Muusik: Siidii Cali Winkey..

50: Yurub Geenyo “Jawi”
-Ereyaddi: Abwaan Cabdiraxmaan Xaaji
-Laxankii: Sir Maxamuud Cumar.
-Muusik. Axmed wali Ibraahin Furinle.

51: Yurub geenyo “Nugayl”
-Ereyaddii: Jamaal liibaan.
-Laxankii: Axmed Cawad.
-Muusigii: Axmed wali Ibraahin Furinle.

52: Yurub geenyo “Muraayad Caashaq”
-Ereyaddii: Xassan Guuto.
-Laxankii: Maxamed Miyir Xaaji.
-Muusigii: Axmed Wali Ibraahin Furinle.

53: Yurub geenyo “Talaado”
-Ereyaddii: Abwaan caynab.
-Laxankii: Cabdinaasir Macallin caydiid.
-Muusigii: Axmed wali Ibraahin Furinle.

54: Yurub geenyo “Laxaw caashaq.”
-Ereyaddii: Daahir Cabdalla Calasow.
-Laxankii: Daahir Cabdalla Calasow.
-Muusigii: Subxaanyo.

55: Yurub geenyo “Sadaal kalkacal”
-Ereyaddii: Cabdirisaaq caaqilka.
-Laxankii: Cabdi Abiib.
-Muusigii: Cabdi Abiib.

56: Yurub geenyo “Rajadaydi waan helay”
-Ereyaddii: Shevadinio Mohamed ahmed.
-Laxankii: Cabdi casiis Jamaal
-Muusigii: Ciise.

57: Yurub geenyo “jacayl rasmiyaan sidaa”
-Ereyaddii: Faarax Xandule.
-Laxankii: Abdifataax Shandaqiiqo.
-Muusigii: Siciid Xassan dhaqasho.

58: Yurub geenyo “Ma Rabtaa ma yeeshaa”
-Ereyaddii: Caynaba- Cayn.
-Laxankii: Caynaba- Cayn.
-Muusigii: Axmed Wali Ibraahin Furinle.

59: Yurub geenyo “Adaan goor iyo ayaan”
-Ereyaddii. Becood.
-Laxankii: Cali Amst.
-Muusigii: Axmed Wali Ibraahin Furinle.

60: Yurub geenyo “Qiso jacayl ”
-Ereyaddii: Axmed Cabdilaahi Axda.
-Laxankii: Maxamed Miyir xaaji AHUN.
-Muusigii: Axmed wali Ibraahin Furinle.

61: Yurub geenyo “Xuud caashaq”
-Ereyaddii: Jamaal Liibaan.
-Laxankii: Cali aanso.
-Muusigii:Axmed wali Ibraahin Furinle

62: Yurub geenyo “Hanad iidhasoow”
-Ereyaddii: Nuur Stro.
-Laxankii: Nuur angaasi.
-Muusigii: Siciid Cali Winkay.

63: Yurub geenyo “Go’aan Qaaddo”
-Ereyaddii: Abwaan Halbeeg.
-Laxankii: Cabdinaasir Macallin caydiid.
-Muusigii: Axmed wali Ibraahin Furinle.

64: Yurub geenyo “Qoys”
-Ereyaddii: Aar jaamac.
-Laxankii: Aar jaamac.
-Muusigii: Qaasim maxamed karaama.

65: Yurub geenyo “Degdeg iigu kaalay”
-Ereyaddii: Cabdi Ismaaciil Biso.
-Laxankii: Sir Maxamuud Omar
-Muusigii: Axmed wali Ibraahin Furinle.

66: Yurub geenyo “Haygu mashquulin”
-Ereyaddii: Abwaan Cabdilaahi Geesdiir.
-Laxankii: Engineer Siciid.
-Muusigii: Subxaanyo.

67: Yurub geenyo “Qalbiga dhaawacan”
-Ereyaddii: Sakariye Awaare.
-Laxankii: Maxamed Siciid Bk.
-Muusigii: Axmed Cali deeqsi.

68: Yurub geenyo “Qalbi”
-Ereyaddii: Nuur Stro.
-Laxankii: Nuur angaasi.
-Muusigii: Siciid Cali Winkay.

69: Yurub geenyo “Habar-yar”
-Ereyaddii: Ismaaciil Jiheeye.
-Laxankii: Cumar aadan.
-muusigii: Axmed Cali Deeqsi.

70: Yurub geenyo “Hubsiimo”
-Ereyaddii: Abdirahman Xaaji
-Laxankii: Cawaale aadan.
-muusigii: Saxardiid SMS.

71: Yurub Geenyo “Kurbo”
-Ereyaddii: Cabdikariin Cali Cabdikariin.
-Laxankii: Sir maxamuud Cumar.
-Muusigii: Abdirishiid A xamari.

72: Yurub Geenyo “ka tiray qalbiga”
-Ereyaddii: Shiinne Cismaan raabbi
-Laxankii: Mustafe Tt
-Muusigii: Mustafe Galde.

73: Yurub geenyo “Nitaaqo”
-Ereyaddii: Abdirisaaq xaamud
-Laxankii: Xassan dhuxul laabsaalax
-Muusigii: Furinle.

74: Yurub geenyo “Waan waan kalkacal”
-Ereyaddii: Cabdi kariin cabdilaahi Jibriil qiiq
-Laxankii: cabdikariin cabdilaahi jibriil qiiq
-Muusigii: axmed Wali ibraahin Furinle.

75: Yurub geenyo “Samirka waan kugu ogaa”
-Ereyaddii: Cali Kaamil
-Laxankii: Cali Kaamil.
-Muusigii: Furinle.

76:Yurub geenyo “Xidid jacayl” 2015
-Ereyaddii: Cabdiqani xaaji oktoobar
-Laxankii: cabdicasiis iskalaaji
-Muusigii: Furinle.

77: Yurub geenyo “Danayste”
-Ereyaddii: Faadumo barwaaqo
-Laxankii: Qaasim macruuf
-Muusigii: Axmed Cali Deeqsi.

78: Yurub geenyo “Maxaa helay garashadii”
-Ereyaddii: Axmed maxamed Xasan.
-Laxankii: Cabdiwahaab booska
-Muusigii: Haatuf yarre.

79: Yurub geenyo “Nabad” 2023
-Ereyaddii: Mubaarig cabdi yuusuf
-Laxankii: Cali aanso
-Muusigii: Maxamed Xaaji.

80: Yurub Geenyo “Godobta ayaa ii horseeday”
-Ereyaddii: Sakariye Saxardiid awaare
-Laxankii: Daa’uud Xanfar
-Muusigii: Axmed Wali Ibraahin Furinle.

81: yurub geenyo “Jibo”
-Ereyaddii: Maxamed cadoosh cumar
-Laxankii: Cabdi Ismaaciil Beelle
-Muusigii: cabdi Ismaaciil Beelle.

82: Yurub Geenyo “waayaha aduunyada”
-Ereyaddii: Cabdikariin Aadan Cadde
-Laxankii: maftuux cadceed.
-Muusigii: maftuux cadceed.

83: Yurub Geenyo “tuhun”
-Ereyaddii: cali sandheere
-Laxankii: kalgacal
-Muusigii: Axmed Wali Ibraahin Furinle.

84: Yurub Geenyo “Laacdan”
-Ereyaddii: cabdikariin Aadan cadde
-Laxankii: Maxamed miyir xaaji.
-Muusigii: maftuux cadceed.

85: Yurub Geenyo “Catow”
-Ereyaddii: Cabdi Ismaaciil biso
-Laxankii: Cabdisaciis iskalaaji
-Muusigii: Axmed wali Ibraahin Furinle.

86: Yurub Geenyo “kaa quustay”
-Ereyaddii: Khaalid miino.
-Laxankii: khaalid miino.
-Muusigii: Cabdiraxiin Carab.

87: Yurub Geenyo “dadkaan urursaday intii xumayd”
-Ereyaddii: Daaha cabdi gaas.
-laxankii: Daaha Cabdi Gaas.
-Muusigii: Axmed wali Furinle.

88: yurub geenyo “Raran”
-Ereyaddii: Mubaarik careefe
-Laxankii: Abdirishiid Indho.
-Muusigii: Maxamed Bulshaawi.

89: Yurub Geenyo.
-Ereyaddii: Maxamed jaamac MJ
-Laxankii: Maxamed Shariif.
-Muusigii: Subxaanyo.

90: Yurub Geenyo “Jacaylka miyaan hagraday”
-Ereyaddii: Cabdiraxmaan Xaaji
-Laxankii: Cabdinaasir Macallin caydiid
-Muusigii: Axmed wali Ibraahin Furinle.

91: Yurub Geenyo “Xili”
-Ereyaddii: Xassan Guuto
-Laxankii: cabdicasiis iskalaaji
-Muusigii: Axmed wali Ibraahin Furinle

92: Yurub Geenyo “Abaal”
-Ereyaddii: Cabdiraxmaan Caydiid Oday
-Laxankii: Cabdiwahaab booska.
-Muusigii: Mustafe galde.

93: yurub geenyo “Adna aadan”
-Ereyaddii Khaalid miinno.
-Laxankii Khaalid miinno.
-Muusigii: Ridwaan galaydh.

94: Yurub geenyo “hees aroos”
-Erayadii: Haykal Muxumed Cabdi
-Laxankii: Khaalid Cabdi Yuusuf Miino.
-Muusigii: Axmed wali Ibraahin Furinle.

95: Yurub Geenyo “Ha karo ubixi caashaqu”
-Ereyaddii: Faysal kordhiye.
-Laxankii: Siidii Cali Winkey.
-Muusigii: Siidii Cali Winkey.

96: Yurub Geenyo “Nafta samir gudoonsii”
-Ereyaddii: Abwaan Masgale.
-Laxankii: Jini Shumi.
-Muusigii: haynook Atalabaco.

97: Yurub Geenyo “Hargaysaay hoodo badan”
-Ereyaddii: Abwaan Halbeeg.
-Laxankii: Mubaarik October.
-Muusigii: maftuux cadceed.

98: Yurub Geenyo “lafa-ciise”
-Ereyaddii: Abwaan Geesdiir.
-Laxankii: Ingineer siciid.
-Muusigii: mawliid carab.

99: Yurub Geenyo “gaari”
-Ereyaddii: Xassan kaarshe
-Laxankii: Daa’uud Xanfar.
-Muusigii: Axmed wali Ibraahin Furinle.

100: Yurub Geenyo “hadmaad maarayn danteena”
-Ereyaddii: Xassan guuto.
-Laxankii: Maxamed Miyir Xaaji AHUN.
-Muusigii: Axmed wali Ibraahin Furinle.

101: Yurub Geenyo “Badbaado”
-Ereyaddii: Siciid Ibraahin Dool.
-Laxankii: Abdilaahi Cabdi madoobe.
-Muusigii Abdirishiid Cali xamari.

102: Yurub Geenyo “gayaan”
-Ereyaddii: Axmed Shiikh xaashi
-Laxankii: Abdimudalib Isse saalax.
-Muusigii: Axmed wali Ibraahin Furinle.

103: Yurub Geenyo “caashaqa raga”
-Ereyaddii: Cabdilaahi xassan ganay
-Laxankii: Mustafe kiiko.
-Muusigii: Axmed Cali Deeqsi.

104: Yurub Geenyo “garyaqaan”
-Ereyaddii: Abwaan Geestiir.
-Laxankii: Engineer Siciid.
-Muusigii: Cabdirixiin Carab.

105: Yurub Geenyo “Gole loo dhan yahay ”
-Ereyaddii: Abwaan Geestiir.
-Laxankii: Ingineer siciid.
-Muusigii: Ismaaciil Danan.

106: Yurub geenyo “Uma dhalan qof nugul”
-Ereyaddii: Khadar guun.
-Laxankii: Bashiir faarax guray.
-Muusigii: Abdirishiid A axmaari.

107: Yurub geenyo “Dadnimo ruux aan lahayn”
-Ereyaddii: Abwaan sagal.
-laxankii: Abdiwahaab boos.
-Muusigii: Maxamed Xaaji.

108: Yurub geenyo “hadmaad yeeli saan rabo”
-Ereyaddii: Abwaan garacad.
-Laxankii: Abdilaahi yaroow.
-Muusigii: Axmed wali Ibraahim.

109: Yurub Geenyo ” Hidasoor”
-Ereyaddii: Mohamed Isse
-Laxankii: Mubaarik oktobar
-Muusigii: Mohamed hajji.

110: Yurub geenyo “Alloow Nin rageed I Kaaba”
-Ereyaddii: Abdishakuur allaayahdiik
-laxankii: Mursal muuse.
-Muusigii: Ayuub haaruun.

111: Yurub geenyo “Ku iloow ixtiraamka”
-Ereyaddii: Maxamed siciid Cabdilaahi xarago
-laxankii: Maxamed bakaal cirro.
-muusigii: Ayuub haaruun.

112: Yurub geenyo “Maaweelaan kaa rabbaa”
-Ereyaddii: Abwaan garacad.
-Laxankii: Liibaan Jigjiga.
-muusigii: Axmed weli furinle.

113 geenyo “Waxyeelo Jacayl”
-Ereyaddii: Siddiiq Burmad.
-Laxankii: Daa’uud Xanfar.
-Muusigii: Axmed weli furinle.

114: Yurub geenyo “Wakhti sanow ha ragin”
-Ereyaddii: Abdirisaaq xaamuud caydiid
-laxankii: Abdirisaaq xaamuud caydiid
-Muusigii: axmed weli furinle.

115: Yurub geenyo “Berbera”
-Ereyaddii: Maxamed muuse
-Laxankii: Abdiwahaab booska
-muusigii: Shabcan isko.

116: Yurub geenyo “Hablaha Arab”
-Ereyaddii: Siddiiq jiir.
-laxankii: Mukhtaar axmed.
-Muusigii: Maftuuc cadeed.

117: Yurub geenyo “Sahan”
-Ereyaddii: Cali boolis.
-Laxankii: Cali aanso.
-Muusigii: Cabdi Ismail Beellle.

118: Yurub geenyo “Hodan iyo maxamed”
-Ereyaddii: Maxamed xarago.
-Laxankii: Cabdi hani.
-Muusigii: axmed weli furinle.

119: Yurub geenyo “Saadaal galgacal”
-Ereyaddii: Abdirisaaq caaqilka.
-laxankii: Cabdi yare.
-muusigii: Cabdi yare.

120: Yurub geenyo “Quus igu adag”
-Ereyaddii: Khadar guun.
-Laxankii: Daa’uud xanfar.k
-Muusigii: Axmed weli furinle.

121: Yurub Geenyo, “Go’aan qaado” – Erayada Abwaan Halbeeg,
– Laxankii Cabdinaasir Macallin Caydiid
– Muusiga Axmed-weli Furinle.

Qore: Zakariye Cumar

- Advertisement -

Latest News

Somaliland warns of heavy Rainfall and flood risks

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland government has warned residents across the country to prepare for heavy rainfall, urging government institutions,...
- Advertisement -

More Articles Like This