Tag:Telesom

Shirkadda Telesom oo $250,000 Ugu Deeqday Ganacsatada Suuqa Idaacadda Oo Dhawaan Gubtay

Telesom Group ayaa $250,000 (Laba boqol iyo konton kun oo dollar) ugu deeqday dadkii khasaaruhu ka soo gaadhay dabkii...

Shirkadda TELESOM oo Deeq Lacageed Guddoonsiisay Guddida Dhismaha Waddada Jameeco-weyn iyo Guddida Dhismaha Buundada Xaafada Sh. Nuur

Hargeysa, 11 April, 2012 (SLpost)- Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa saaka deeq maaliyadeed gudoonsiisay Guddidda dhismaha waddada...