HomeNairobi: Hooyo ku geeriyootay jirdil ay Ugeysteen ciidanka Kenya..

Nairobi: Hooyo ku geeriyootay jirdil ay Ugeysteen ciidanka Kenya..

Date:

Related stories

Somaliland Education Ministry Faces Questions Over Proposed 4.6% Deduction From Secondary School Fees

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland Ministry of Education and Science...

Ethiopia’s New Armed Alliance and the Growing Shadow of Egypt, Sudan and Eritrea

Addis Ababa (SLpost)- Ethiopia is confronting an increasingly complex...

The Questions Behind Somaliland’s U.S. Campaign: A Closer Look at President Irro’s CFR Appearance

Somalilandpost News Analysis by Kadar Kaariye NEW YORK (SLpost)- The...

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

KENYA (SLPOST) :- Hooyo Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Seynab Bulxan, ayaa ku geeriyootay Garoonka diyaaradaha ee Jomo Kenyata,kadib jirdil xoogan oo ay u geysteen ciidamada Kenya.

ciil

Hooyo Seynab,ayaa kamid ahayd dadkii shalay laga Tdiyaaradii la saari lahaa shalay Xaaladeeda Caafimaad oo aad u liidata awgeed, waxay ku dhimatay Gudaha Garoonka.

Meydka hooyo Seynab Bulxan waxaa gelinkii dambe ee shalay loo qaaday Isbitaalka Qaranka ee Kenyatta, halkaasoo uu meydkeedu yaalo.

Qaar ka mid ah Soomaalidii shalay laga soo celiyay Magaalada Nairobi, ayaa waxay walaac xoog leh ka muujiyeen sida foosha xun leh, ee ay u geeriyootay hooyadaasi Somaliyeed.

Shacabka lagu soo celiyay Magaalada Muqdisho, ayaa waxay Dowladda iyo Ciidamada Kenya ay ku eedeeyeen, in ay si xun ula dhaqmeen.

Majirto jawaab ku aadan qaabka ay u dhimatay hooyadaasi Soomaaliyeed, oo ka soo baxay Dowladda Federalka ee Soomaaliya.

 

Somalilandpost-Desk

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories