HomeMadaxweyne Siilaanyo oo magacaabay Komishanka Tacliinta Sare

Madaxweyne Siilaanyo oo magacaabay Komishanka Tacliinta Sare

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa, (SlPost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shalay magacaabay Guddida Tacliinta sare ee dalka.

blank
Madaxweyne Siilaanyo

Sidaasna waxa lagu sheegay war-Saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada, waxa uu qoraalku u dhignaa sidan: “Madaxweynaha JSL, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Digreeto Madaxweyne ku Magacaabay Guddiga Tacliinta Sare ee JSL (Higher Education Commission) oo baahi weyn loo qabay. Gudiddan oo aan hore u jirin, Madaxweynuhu waxa uu digreetadiisa ku yidhi:-

Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Markuu Arkay: Qoraalka Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee MOE&HE/01/176-217/11 kuna taariikhaysan 21/07/2011,Markuu Ka Baaraandegey: Xeer Hoosaadka Guddida Tacliinta Sare ee JSL,

Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda Tacliinta Sare (Higher Education) u leedahaya dhismaha Qaranka, Markuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta Xubnaha Guddida Tacliinta Sare ee JSL, Wuxuu go’aansaday:

In uu magacaabao Guddiga Tacliinta Sare ee JSL (Higher Education Commission), Guddigaas oo ka kooban 11 xubnood oo ah Guddiga Guud (The Commission) iyo 4 xubnood oo ah Maamulka Fulinta (Executive Secretariat), waana sidan hoos ku xusan:

A. Guddiga Guud (The Commission):

1. Zamzam Cabdi Aden Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada (Chairperson)

2. Saleebaan Axmed Guleed Gudoomiyaha Jaamacadda Camuud (Vice Chairperson)

3. Siciid Axmed Xasan Gudoomiyaha Jaamacadda Golis

4. Cabdiraxmaan Jaamac Ducaale Gudoomiyaha Jaamacadda Burco

5. Edna Aden Ismaaciil Gudoomiyaha Jaamacadda Edna Hospital

6. Xasan Cabdi Madar Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL

7. Jaamac Axmed Maxamed Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda

8. Khadar Axmed Diriye Agaasimaha Guud ee Tacliinta Sare ee W/ Waxbarashada

9. Cabdirashiid Axmed Guleed Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka

10. Sucaad Ibraahim Cabdi

11. Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

B. Guddiga Guud (Executive Secretariat):

1. Xuseen Xaaji Xasan Guleed Chairman

2. Maxamed Xaashi Dhamac Vice Chairman

3. Aden Xaaji Baxnaan

4. Siciid M. Daahir

Guddigu waxay xilkooda u gudan doonaan si waafaqsan Shuruucda Dalka iyo Xeer-hoosaadka halka ku lifaaqan.”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories