Hargaysa(SLPOST):-Maamulka Jaamacada Hargeysa Ayaa Warsaxafadeed Ka Soo Saaray Fii-Ga Ay Bixiyaan Semestarkii Ardaydu, Waxayna Maamulku Sheegen Inaanay Jirin Waxa Lacag Oo Wakhtigan La Kordhiyey, Balse Lacagtu Ay Tahay Tii Bilowga Semesterka.

Sidaasi Waxa Lagu Sheegay Warsaxafadeed Ka Soo Baxay Jaamacada Hargeysa Waxanu U Dhignaa Sidan.War Saxaafadeed:Maamulka Jaamacada Hargeysa Waxa Uu La Socodsiinaya Dhammaan Ardayada Labbaad, Waalidkoodaba Iyo Bulshadaba:In Lacagtii La Kordhiyey Bilawgii Semesterkan Aan Wax Isbedel Ahi Ku Iman Ayna Tahay Sidan Hoos Ku Qoran:

