HomeDiyaarada Turkish Airline Oo Markale Maanta Soo Cagadhigatay Muqdisho Kadib Qaraxii Ay...

Diyaarada Turkish Airline Oo Markale Maanta Soo Cagadhigatay Muqdisho Kadib Qaraxii Ay Ka Fiigtay

Date:

Related stories

Somaliland Education Ministry Faces Questions Over Proposed 4.6% Deduction From Secondary School Fees

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland Ministry of Education and Science...

Ethiopia’s New Armed Alliance and the Growing Shadow of Egypt, Sudan and Eritrea

Addis Ababa (SLpost)- Ethiopia is confronting an increasingly complex...

The Questions Behind Somaliland’s U.S. Campaign: A Closer Look at President Irro’s CFR Appearance

Somalilandpost News Analysis by Kadar Kaariye NEW YORK (SLpost)- The...

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Muqdisho(SLpost)-Diyaarada Rakaabka ah ee Turkish Airline ayaa maanta duulimaad aan hore loosii shaacin ku soo cago dhigatay Garoonka Diyaaradaha Ee Muqdisho,waxaana ay Siday Xamuul iyo Rakaabka Ay ka soo Qaaday dalka Turkiga

Turkish Airline ayaa Duulimaadkeeda Joojisay Markii Waxyaabaha Qarax ay Ka dhex qarxeen diyaaradaha Dallo Airliness Oo Muqdisho ka Duushay kuna sii jeeda dalka jabuuti.

Xamuul iyo Rakaab ay kasoo qaaday magaalada Istanbuul ee Turkiga ayaa la sheegay inay Diyaaraddu waday, iyadoo Duulimaadka ay maanta Muqdisho ku timid lagu sheegay inuu ahaa mid lama filaan ah, inkastoo dowladda Somalia iyo shirkadda Turkish Airlines aysan weli ka hadlin dib u billaabidda Duullimaadyadii diyaaradda Turkiga laga leeyahay.Sidoo kale, Duullimaadka ay diyaaradda

Turkish Airlines ku Timid Muqdisho ayaa Wuxuu kusoo beegmaya iyadoo Mas’uuliyiinta Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho ay sheegeen in la adkeeyay ammaanka guud ee garoonka Muqdisho.

afhayeen Yahya Ustun oo u hadlay Shirkadda Turkish Airlines ayaa horay u sheegay in diyaaradoodu ay u baajisay duullimaadyadii ay Garoonka Muqdisho ku tegi jiray cilimada ama hawada uu xumayd awgeed. Isagoo aan bixin Faah-faahin intaas ka badan.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories