HomeDhageyso-Wasiirka Madaxtooyadda iyo Wafti Uu Horkacayo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Si...

Dhageyso-Wasiirka Madaxtooyadda iyo Wafti Uu Horkacayo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Hargeysa

Date:

Related stories

Somaliland Education Ministry Faces Questions Over Proposed 4.6% Deduction From Secondary School Fees

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland Ministry of Education and Science...

Ethiopia’s New Armed Alliance and the Growing Shadow of Egypt, Sudan and Eritrea

Addis Ababa (SLpost)- Ethiopia is confronting an increasingly complex...

The Questions Behind Somaliland’s U.S. Campaign: A Closer Look at President Irro’s CFR Appearance

Somalilandpost News Analysis by Kadar Kaariye NEW YORK (SLpost)- The...

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Hargeysa (SLPOST)Wasiirka madaxtooyadda somaaliland xirsi x-cali oo uu wehelinayo wasiirka hawlaha guud C/risaaq Khaliif ayaa Waxa ay maalmahan kulan kula lahaa madaxdhaqameed ka soo jeedda taleex wadanka aanu jaarka nahay ee Djibuuti.

IMG_0068

Manta oo jimce ah ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee cigaal ka soo dagay wasiiradda iyo wafti uu hogaaminayo garaad jaamac garaad ismaaciil iyo xubno ka tirsanaa maamulkii khaatumo

Garaadka oo ay wehelinayaan Wasiir ka tirsan Khaatumo State iyo Marwadiisa oo iyagu ka soo Duushay Dalka Somalia kuna kulmeen Garoonka Diyaaradaha ee Cigaal, ayaa Soo dhawaynta Garaadka maanta Caasimada Somaliland aad looga Dareemayey iyada oo Runtii aanay u kala Hadhin Xukuumad iyo Shacbiguba.

 IMG_0130

Waxaana Xasuus mudan in Madax-dhaqameedka qaybihiisa kala Duwan oo ay Hogaaminayaan Boqoro, Garaado, Sulaadiin, Cuqaal,Xildhibaano iyo Waxgaradba Somaliland.

 

HALKAN kA DHAGEYSO CODKA

 

Sawiradda Soo Dhaweynta Halkan Ka Daawo

IMG_0130 IMG_0077 IMG_0071 IMG_0068 IMG_0067 IMG_0059 IMG_0057 IMG_0328 IMG_0317 IMG_0313

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories