HomeDawladda Hoose Ee Burco Iyo Muuqaalka Magaalada

Dawladda Hoose Ee Burco Iyo Muuqaalka Magaalada

Date:

Related stories

Ethiopia’s New Armed Alliance and the Growing Shadow of Egypt, Sudan and Eritrea

Addis Ababa (SLpost)- Ethiopia is confronting an increasingly complex...

The Questions Behind Somaliland’s U.S. Campaign: A Closer Look at President Irro’s CFR Appearance

Somalilandpost News Analysis by Kadar Kaariye NEW YORK (SLpost)- The...

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

Mahad dhammaanteed alle ayay usugnaatay (SWT) marka labaad waxaa mahad celinayaa saxaafada Somaliland.

Waxaan doonayaa inaan si kooban uga hadlo xaalada ama muuqaalka iyo bilicda magaalada burco iyo siday u egtahay.

burcoInta badan hadaad lugaysid magaalada burco wadooyinkeeda iyo goobaha faras magaalaha ah waxa indhahaagu qabanayaan nadaafad darada iyo wado xumada ka muuqata iyo bilicda magaalada oo aan caadi ahayn.

Hadaba waxa is waydiin mudan dawlad ahaan iyo shicib ahaanba inaynu isa suaalno yaa inooga masuula hagaajinta iyo habaynta bilicda magaalada.

Suaashan jawaabteeda waa inagu AMAAH waxaana muhima qofkasta oo reer burco ah inuu jawaabta bixiyo si uu u fahmo cida hawshaas loo igmaday dawlad ahaan iyo shicib ahaanba.

Markaan ka jawaabno suaashaas ayaan (TALO, TUSAALE IYO CANBAARAYNBA SOO JEEDIN KARNAA)

 

Aad baad umahadsantihiin saxaafada Somaliland

 

Qalinkii: Abdifatah Basher Hassan

basherson@gmail.com

Burao,Togdheer, Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories