HomeDawlada Uganda oo qiratay in kooxaha Kenya weerara dalkeeda sii maraan

Dawlada Uganda oo qiratay in kooxaha Kenya weerara dalkeeda sii maraan

Date:

Related stories

Ethiopia’s New Armed Alliance and the Growing Shadow of Egypt, Sudan and Eritrea

Addis Ababa (SLpost)- Ethiopia is confronting an increasingly complex...

The Questions Behind Somaliland’s U.S. Campaign: A Closer Look at President Irro’s CFR Appearance

Somalilandpost News Analysis by Kadar Kaariye NEW YORK (SLpost)- The...

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

Uganda (SLPOST) Taliyaha booliska wadanka Uganda Jen Kale Kayihura ayaa laga soo xigtay inuu xubno ka tirsan sirdoonka dalkiisa uu u sheegay in kooxdii sanadkii hore weerartay suuqa West gate ee Magaalada Nairobi ay dalka kenya ka galeen dhanka xaduuda dalka Uganda sida uu yidhi.

Kayihura-

Jen Kale Kayihura waxaa uu sheegay inay ogaadeen in kooxdi geysatay weerarkiii West gate bishii September ay markii hore galeen dalka Uganda kadibna ayaga oo gaadiid wata ay ka gudbeen xadka laba dal u dhaxeysa waxaana uu intaa ku daray in Uganda ay suurto gal tahay in koox weerar maleegeysay ay sii mareen.

“Xogta aynu heyno waxay sheegaysaa in ragii Al-Shabab ka tirsanaa ee weeraray Nairobi bishii September ay dalka Uganda yimaadeen kadibna ay halkaan Nairobi uga sii gudbeen tani waxay keenaysaa inay jirto halis ah in Al-Shabab badan oo weeraro argagixiso maagan ay dalkeena sii maraan” ayuu yidhi Jen Kale Kayihura taliyaha booliska dalka Uganda.

Sargaalkaan waxaa uu sheegay inay sidoo kale heleen warar sheegaya in kooxaha weerarada ka geysta dalka Kenya ay wado ka dhigtaan dalka Uganda taasoo xataa halis ku ah amaanka dalka Uganda.

Sidoo kale afhayeen dawlada Uganda u hadlay oo la yiraahdo Ofwono Opondo, ayaa sheegay in imika xukuumadda Kampala ay wado qorshe ah inay si gaar ah u illaaliso xaduudaheeda lana hubin doono shaqsiyaadka ka gudbaya xadka ay Kenya la wadaagaan.

Dawlada Uganda iyo Kenya waxay ka mid yihiin dawlada Africa ee Soomaaliya kula dagaalama Xarakadda Al-Shabab.

 

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories