HomeSomali NewsSomaliland

Somaliland

spot_imgspot_img

Ururka Suxufiyiinta ee SOLJA oo sheegay inay Maxkamadda Sare u gudbiyeen Dacwad ka dhan ah Xeer Ilaalinta Qaranka

Hargeysa (SLpost)- Ururka SaxaafaUrrda Somaliland ee SOLJA ayaa si adag u cambaareeyey Falal ay sheegeen in Xukuumadda talada haysaa ay kula kacday qaar ka mid...

Wasiirkii hore ee Daakhiliga oo Xilkii ku wareejiyay Ku-xigeenka Wasaaradda + SAWIRO + CODAD

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee wasaaradda Arrimaha gudaha Dr Maxamed Cabdi Gabboose oo todobaadkan iska casilay wasaaradda Daakhiliga ayaa xilkii ku wareejiyay wasiir-ku-xigeenka wasaaradda...

Guddida Cadaaladda Qaranka oo shaqadii ka joojiyay Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Hargeysa

Hargaysa (SLpost)- Guddoomiyihii Makmadda Rafcaanka Gobolka Hargeysa ayaa xilkii laga qaaday ka dib wareegto shaqo-ka-joojin ah oo uu soo saaray wasiirka Caddaalada Somaliland Xuseen...

Madaxweyne Siilaanyo oo dhaqan-geliyay Xeerka Furashada ururrada Siyaasadda

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)  ayaa maanta ku dhawaaqay  Dhaqan-gelinta Xeerka Nidaamka Ururada iyo Axsaabta Siyaasadda. Warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada...

Muj. Dhegoweyne oo ka cudur-daartay Waraysi uu siiyay baxay Wargeyska Ogaal

Hargeysa (SLpost)- Mujaahid Ibraahin Cabdillaahi Xuseen (Dhagaweyne), oo horraantii bishan barakaysan ee Ramadaan waraysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya siiyey Wargeyska Ogaal, ayaa qayb...

Somaliland oo hay’adda UNICEF ku eedaysay ficillo lid ku ah Jiritaankeeda

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa si kulul u cambaaraysay go’aan kasoo baxay Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabbilsan Carruurta ee UNICEF Xafiiskeeda ka hawlgala Hargeysa. Go’aanka...

Muj. Cali-guray oo ka hadlay khilaafka Garabyada UCID, sharciyaddiisa iyo Cidda Saxsan

Hargeysa (SLpost)- Afhayeenka Xisbiga mucaaridka ah ee UDUB  Cali Maxamed Yuusuf Cali (Guray), ayaa markii ugu horreysay ka hadlay awoodaha Guddiyada Fulinta ee Xisbiyada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img