Yearly Archives: 2023

spot_imgspot_img

Nuxurka Go’aamo Ka Soo Baxay Shir Qaran Oo ku Qabsoomay Madaxtooyada Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Qasriga Madaxtooyada ee Somaliland waxa maanta ku qabsoomay shir heer qaran ah oo ay isugu yimaaddeen madaxda saddexda Xisbi, waxaana shirka lagaga...

“Waxa Laga Yaabaa Awoodo Inaga Sareeyaa Inay Shaqaynayaan” ~ Xukuumadda Somaliland Oo Xabad-joojin Iclaamisay

"Mararka Qaarkood Waxa Laga Yaabaa Inay Shaqaynayaan Awoodo Inaga Sareeya" ~ Xukuumadda Somaliland Oo Xabad-joojin Iclaamisay Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta ayaa ka hadlay arrintan, kaga...

Somaliland: Xogaha Qarsoon ee Xaqiiqooyinka Dagaalka Laascaanood

Somaliland: Xogaha Qarsoon ee Xaqiiqooyinka Dagaalka Laascaanood https://www.youtube.com/watch?v=fHMqv_23mDY&t=25s

Madaxweynaha Somaliland Oo Booqday Askar ku Dhaawacantay Dagaalka Laascaanood

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeer uu xaaladdooda ku indho-indhaynayo ugu tagay qaar ka mid ah askarta Ciidanka Qaranka ee...

“Talada Jeebka iyo Hunguriga Halaga Soo Saaro Oo Yaan Argagixisada Loo Hiilinin” ~ Dr Edna Aadan

"Talada Jeebka iyo Hunguriga Halaga Soo Saaro Oo Yaan Argagixisada Loo Hiilinin" ~ Dr Edna Aadan oo talooyin Dhaxal-gal ah u jeediyey Madaxda Dhaqanka...

Xukuumadda Somaliland Oo Caalamka U soo Bandhigtay Xaqiiqada Dagaalka Laascaanood

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay inay dagaalka ka socda Laascaanood ka qayb-qaadanayaan kooxda Al-shabaab iyo Maleeshiyaad kale oo kooxdaas ku xidhan. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha...

“Maraykanku Waa Kii Idiin Sheegay Halkan (Somaliland) Soomaaliya Ka talin Doontaa Inaanay Jirin” – Prof Abdisalan Yasin

"Maraykanku Waa Kii Idiin Sheegay Halkan (Somaliland) Soomaaliya Ka talin Doontaa Inaanay Jirin" - Prof Abdisalan Yasin https://www.youtube.com/watch?v=5VcJ7nZYhb0  

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img