Yearly Archives: 2023

spot_imgspot_img

Qorshaha Sahanka Maalgeshiga Somaliland Oo Laga Shiray

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga Somaliland ayaa kullan u qabatay qaar ka mid ah maalgashadeyaal reer Somaliland. Kulankan Waxa Hoggaaminayay Agaasime Guud ee Wasaaradda Mudane...

Xukuumadda Somaliland Oo War Ka Soo Saartay Dagaalkii Maanta ee Laascaanood

Dagaalkii Maanta ee Laascaanood Oo Xukuumadda Somaliland War Ka Soo Saartay iyo digniin ay jeedisay maamul-goboleedka Puntland oo Ciidamo soo tubay jiidda hore ee...

“Hawshu Gacmo Badan Bay Leedahay Oo Xukuumad baa meesha ku Jirta” ~ Salaadiin U Baxday Xalka Xiisadda Laascaanood Oo Cabasho Muujiyey

"Hawshu Gacmo Badan Bay Leedahay Oo Xukuumad baa meesha ku Jirta" ~ Salaadiin U Baxday Xalka Xiisadda Laascaanood Oo Cabasho Ka Muujiyey Xagal-daac lagu...

Ciidanka Qaranka Oo Laascaanood Ku Soo Bandhigay Maxaabiis iyo Digniin Loo Diray dalalka Geeska Afrika

Laascaanood (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Sarreeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani, ayaa sheegay in kooxo argagixiso ah oo khatar ku ah amniga Geeska Afrika...

“Talada Yaan Laga Marin Xaggii Waraabaha” ~ Mujaahidiintii SNM Oo Ka Hadlay Xiisadda Dagaal ee Ka Taagan Laascaanood

"Talada Yaan Laga Marin Xaggii Waraabaha" ~ Mujaahidiintii SNM Oo Ka Hadlay Xiisadda Dagaal ee Ka Taagan magaalada Laascaanood https://www.youtube.com/watch?v=P-8pb8TV9vU

“Reer Somaliland Ma Kala Adkaadaan, Isma Xaqiraan, Waa Walaalo Is-khilaafay”~ Madaxweyne Muuse Biixi

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka hadlay xaaladda magaalada Laascaanood oo maalmihii u dambeeyey dagaal ku dhexmaray Ciidanka Qaranka...

Dowladda Somaliland Oo Ka Shir Ballaadhan Ka Yeelatay Nabadgelyada Laascaanood

Hargeysa (SLpost)- Kulan ballaadhan oo lagu gorfaynayo nabadda iyo deggenaanshaha magaalada Laascaanood baaqna loogu dirayo shacabka reer Laascaanood ayaa maanta lagu qabtay xarunta qasriga...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img