Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyey Xarunta Midowga Yurub
Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Wefti uu hoggaminayo, ayaa maanta lagu soo dhaweeyey magaalada Brussels ee xarunta...
Garsoorayaal Ka Tirsan Maxkamadda Sare Oo Dacwado Ugu Baxay Gobolada Bari Ee Dalka
Hargeysa (SLpost)- Siddeed Garsoore oo ka tirsan Maxkamadda Sare ayaa muddo 20 cisho ah u guuray, deegaanadda hoos yimaada Gobolada Saaxil, Togdheer iyo Sanaag,...
Xog Fashilisay Dacwad Baarlamaanka Somaliland Si Qarsoodiya Uga gudbiyey Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi
Xog Fashilisay Dacwad Baarlamaanka Somaliland Si Qarsoodiya Uga gudbiyey Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi https://youtu.be/7ZJ7BkjD8BA
Guddoomiyaha Urur-siyaasadeedka Barwaaqo Oo Guddi Cusub magacaabay
Hargeysa (SLpost)- Urur siyaasadeedka Barwaaqo, ayaa noqday ururkii u horreeyey ururada siyaasadda ee soo baxay ee Guddi Gaar ah u magacaaba Xidhiidhka ururku la...
Madaxweyne Muuse Biixi oo Taariikh Lama-ilaawaan ah ku Tilmaamay Xuskii 18-ka ee sannadkan
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka Somaliland ku hambalyeeyey wacdarihii ay ka muujiyeen iyo waddaniyadda ay ku soo bandhigeen...
Somali News
Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Soo Saaray Go’aan Muhiimad Weyn Ugu Fadhiya Shacabka Laascaanood
Hargeysa (SLpost)- Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa lagu go’aamiyey in si gaar ah loo qiimeeyo dhibcaha imtixaanka shahaadiga ah ee ardayda dugsiyada Dhexe iyo...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo xafiiskiisa maanta ku qaabilay Wakiilka Turkiga u qaabilsan Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland mudane Aadam Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Turkiga u qaabilsan Somaliland mudane...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

