Yearly Archives: 2023

spot_imgspot_img

Magaalada Burco Oo Mar kale Marti-gelinaysa Shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye oo la Muddeeyey

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shirguddoomiyey shirka guddida fulinta ee xisbiga Kulmiye oo maanta ka...

Xiisaha Aqoon-kaabistii iyo Maaweelintii Carruurta ee Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa

Hargeysa (SLpost) - Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa, waxa Maalintii shanaad si xidhiidh ah uga socda Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa, taas oo kulmisay...

“Huwantii Waxay Maraysaa Garxajis baa Qoriga Qaataye Hala Sugo Oo Yaan La isdhiibin ~ Siyaasi Ismail

"Huwantii Waxay Maraysaa Inay Yidhaahdaan Garxajisbaa Qoriga Qaataye Yaan La is-dhiibin" - Siyaasi Ismaaciil Oo Falanqeeyey Muranka Siyaasadda Gudaha ee Somaliland https://youtu.be/-KIEh5RGVoI

Lafa-gurka Qaybta 1-aad iyo Taxanaha Bandhigga 16aad ee Buugaagta Hargeysa oo Maalintii 4-aad galay

Hargeysa (SLpost) - Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa oo ka socota magaalada Hargeysa, ayaa gashay Maalintii Afraad, waxaana lagu soo bandhigay doodo, nuxurka...

Baanka Dhexe ee Somaliland Oo Ka Shiray Wax-qabadyada u Hirgalay Lixdii Bilood ee u Dambeeyey

Hargeysa (SLpost)- Baanka dhexe ee Somaliland, ayaa Maanta Magaalada Hargeysa ka furay Shir lagu darsayo Waxyaabihii Baanka u qabsoomay lixdii bilood ee sanadkan ugu...

“Ceeb Maaha In Siyaasadda Lagaa Guulaysto, Waxa Ceeb ah Inaad Garanweydo Sababta Lagaaga Guulaystay” – Maxamuud Xaashi Cabdi

"Ceeb Maaha In Siyaasadda Lagaa Guulaysto, Waxa Ceeb ah Inaad Garanweydo Sababta Lagaaga Guulaystay" - Maxamuud Xaashi Cabdi https://youtu.be/1Y5H-Bxnp6k

Xukuumadda Oo U fooladaysay Guushii Doorashada Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland 

"Waxa Aynu Ku Guulaysanay Inaynu Gacanta ku Xejisano Gobolka Sool" ~ Xukuumadda Oo U fooladaysay Guushii Doorashada Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland https://youtu.be/FFno2VAYyC0

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img