Yearly Archives: 2023

spot_imgspot_img

Golaha Wakiillada iyo Hay’adda Bisha Cas oo Ka-wada Hadlay Xaaladda Maxaabiista Dagaalkii Laascaanood

Hargeysa (SLpost)- Guddi-hoosaadka Golaha Wakiillada Somaliland u qaabilsan Garsoorka, Cadaaladda, Shuruucda iyo Xuquuqda Aadamaha, ayaa maanta Kulan la yeeshay Madax sare oo ka socday...

Dr Bayle Oo Reer Hargeysa Uga Sheekeeyey Qisada Jaamacaddii uu Nadiifin Jiray ee Uu Wax Ka bartay

Dr Bayle Oo Reer Hargeysa Uga Sheekeeyey Qisada Jaamacaddii uu Nadiifin Jiray ee Uu Wax Ka bartay https://youtu.be/dc3-l35jEMU

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo tababar u soo xidhay xubno ka tirsan Bahda Garsoorka iyo Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna Guddoomiyaha Guddida Cadaaladda eeJamhuuriyadda Somaliland mudane Aadam Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta tabobar u socday u soo gebogebeeyey...

“Ma jirto Cid Magaca Garxajis Shufto ku noqon karta, Kuwii Burco Baabuurta Ku Dhacayna Annaga Maaha”

"Ma jirto Cid Magaca Garxajis Shufto ku noqon karta, Kuwii Burco Baabuurta Ku Dhacayna Annaga Maaha" - Mashruucii Buurta Gacan Libaax Oo La Soo...

Madaxweynaha Somaliland oo Magacaabay Xubnaha Koomishanka Xuquuqal-Iinsaanka Qaranka

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegto uu maanta soo saaray ku magacaabay Xubnaha cusub ee Komishanka Xuquuqul Insaanka Qaranka...

“Soo Jiidh Wanaagga Ama Oodda Soo Jabi” ~ Mujaahidiin Hanjabaad Culus u Diray Cadowga Somaliland

"Soo Jiidh Wanaagga Ama Oodda Soo Jabi" ~ Mujaahidiin Hanjabaad Culus u Diray Cadowga Somaliland https://youtu.be/PlIZ2uTgulg

Wasiirka Beeraha Oo Xilka U Kala Wareejiyey Wasiir Ku-xigeenkii hore iyo Wasiir Ku-xigeenka Cusub ee Wasaaradda

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha ee Somailand, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Wasiir ku-xigeenka Cusub ee Wasaaradda Maxamuud Warsame Jaamac iyo Wasiir...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img