HomeGolaha Wakiillada iyo Hay’adda Bisha Cas oo Ka-wada Hadlay Xaaladda Maxaabiista Dagaalkii...

Golaha Wakiillada iyo Hay’adda Bisha Cas oo Ka-wada Hadlay Xaaladda Maxaabiista Dagaalkii Laascaanood

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Guddi-hoosaadka Golaha Wakiillada Somaliland u qaabilsan Garsoorka, Cadaaladda, Shuruucda iyo Xuquuqda Aadamaha, ayaa maanta Kulan la yeeshay Madax sare oo ka socday Hay’adda Bisha Cas ee ICRC.

Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Md. Fu’aad Axmed Diiriye oo ay weheliyaan Xildhibaan Guleed Warsame, Xildhibaan Khadar Cali Xakiim, La-taliyaha Guddiga Axmed Yuusuf Xuquuq iyo Xoghaye, Cabdiraxmaan Jamac Nuuraani, waxa ay xarunta Golaha wakiillada kula Kulmiyeen Madaxa ICRC Somaliland Jimcaae Cali Nuur oo ay Weheliyaan Samuel Almeida iyo Merick Freedy Alagbe oo ah saraakiil saresare oo ka tirsan hay’adda Bisha Cas.

Sida lagu sheegay Qoraal lagu baahiyey ciwaannada Baraha Bulshada ee Golaha Wakiillada, waxa ay xildhibaannadu hay’adda Bisha Cas ka xog-warraysteen xaaladda maxaabiista Ciidanka Qaranka eek u sugan Laascaanood iyo Sida ay uga hawl-galeen Wax-ka-qabashada baahiyaha bani’aadamimo ee maxaabiistaasi xaqa u leeyihiin iyadoo laga shidaal-qaadanayo xeerarka caalamiga ah ee arrimahan khuseeya.

Warku waxa uu intaas ku daray in Guddigu warbixin ka siiyeen madaxda hay’adda ICRC Shaqada ay qabtaan iyo natiijada kormeero ay ugu kuur-galeen xaaladda xabsiyada dalka oo ay ku xidhan yihiin maxaabiis lagu soo qabtay dagaalka Laascaanood.

Gebogabadii, madaxda hay’adda ICRC waxa ay Guddiga Golaha Wakillada uga Mahad-celiyeen dadaalkaa ay ugu jiraan Ilaalinta Xuquuqda Bani’aadanka, waxaanay dhiirrigeliyeen sii xoojinta isweydaarsiga afkaarta iyo xogaha ku saabsan hawlaha xuquuqda bani’aadamka ee ay ka wada-shaqeeyaan iskana kaashadaan Arimahaa Taagan.

blankblank

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories