Monthly Archives: October, 2023

spot_imgspot_img

“Ceerigaabo Dadkii Deggenaa Ayaa U Tashaday, Waxaanu Kaaga Digaynaa…” – Somaliland Oo Hanjabaad u Dirtay Maamul-goboleedka Punrtland

Xukuumadda Somaliland ayaa Jawaab Culus ka Bixisay Hadal Ka soo yeedhay madaxweyne ku-xigeenka Maamul-goboleedka Puntland Axmed Karaash oo shalay ka hadlay xaaladda magaalada Ceerigaabo. https://youtu.be/wSx17sVIoCo

Warbaahinta BBC Oo Dowadda UK Ka Diidday Inay “Argagixiso” ugu yeedho Ururka Xamaas

London (SLpost)- Warbaahinta BBC-da ayaa ku gacan-saydhay Dowladda UK oo ka dalbatay inay Ururka Hamaas ugu Yeedho Koox Argagixiso ah. Afhayeen u hadlay warbaahinta BBC,...

“Doorasho Haloo Diyaar-garoobo, Kii Illaahay U Qoray baa Soo Baxayee Dalka Cadowga Halaga Difaaco” – Xildhibaan Cabdinaasir Yuusuf Qodax

"Doorashadii Haloo Diyaar-garoobo, Kii Illaahay U Qoray baa Soo Baxayee Dalka Cadowga Halaga Difaaco" - Xildhibaan Cabdinaasir Yuusuf Qodax https://youtu.be/ySNyq37u7qo

Wararkii u Dambeeyey Dagaalka Palestine-Israel, Tirada Dhimashada Oo Korodhay iyo Go’aanka Maraykanka

Hargeysa (SLpost)- Tirada dhimashada shacabka Falastiiniyiinta ayaa maraysa 421 oo ay ku jiraan 78 carruur ah iyo 41 dumar ah tan iyo Axaddii shalay...

Hargeysa: Xaafad Nasiib U Heshay Mashruucii u ballaadhnaa Adeegga Caafimaadka Bulshada

Hargeysa (SLpost)- Xaafadda Macalin Haaruun ee magaalada Hargeysa waxa maanta laga daah-furay Xarun Caafimaad oo lagu magacaabo Salaama PolyClinic, taas oo ay maalgelisay hay'adda...

“Siyaasaddu Waa Shaqo, Habarjeclona Dadka Laga Shaqaysanayo Ayay Ku jirtaa” – Odayaasha Bariga Burco

"Siyaasaddu Waa Shaqo, Habarjeclona Dadka Laga Shaqaysanayo Ayay Ku jirtaa" - Odayaasha Bariga Burco oo Xaqiiqada  sheegay https://youtu.be/-fyi7JJGNkQ

“Waynu Kufnaye, Illaahay Ha Inaga Kiciyo” ~ Beelaha Ceel Afweyn Oo Masaajid Lagu Dhaariyey

Maamulka gobolka Sanaag, xildhibaanno ka tirsan Golaha Guurtida iyo haldoor kale ayaa goob-joog ka noqday Odayaasha iyo madax-dhaqameedka beelaha walaalaha ah ee dhawaan ku...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img