Monthly Archives: July, 2023

spot_imgspot_img

“Faratoon Dowlado Shisheeye Oo Caddaan Ah Ayuu Keenay, Laascaanood-na Bil ku Qaadan Mayso” – Siyaasi Ismail

"Dowlado Shisheeye Oo Caddaan Ah Ayuu Keenay, Laascaanood-na Bil ku Qaadan Mayso" - Siyaasi Ismail Oo Falan-qeeyey Qorsheyaasha Faratoon ku wejehayo Xalka dagaalka Laascaanood https://www.youtube.com/watch?v=JaaOOnrSrWE

Guddoomiyaha Baanka Dhexe Oo Hadhi-sharafeed Laysku Arkay Ku Maamuusay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Cali Cabdillaahi Daahir, ayaa Maanta Hadhimo-sharafeed u sameeyay Guddolmiyaha cusub ee Golaha Wakiillada Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir...

Magaalada Burco Oo Mar kale Marti-gelinaysa Shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye oo la Muddeeyey

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shirguddoomiyey shirka guddida fulinta ee xisbiga Kulmiye oo maanta ka...

Xiisaha Aqoon-kaabistii iyo Maaweelintii Carruurta ee Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa

Hargeysa (SLpost) - Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa, waxa Maalintii shanaad si xidhiidh ah uga socda Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa, taas oo kulmisay...

“Huwantii Waxay Maraysaa Garxajis baa Qoriga Qaataye Hala Sugo Oo Yaan La isdhiibin ~ Siyaasi Ismail

"Huwantii Waxay Maraysaa Inay Yidhaahdaan Garxajisbaa Qoriga Qaataye Yaan La is-dhiibin" - Siyaasi Ismaaciil Oo Falanqeeyey Muranka Siyaasadda Gudaha ee Somaliland https://youtu.be/-KIEh5RGVoI

Lafa-gurka Qaybta 1-aad iyo Taxanaha Bandhigga 16aad ee Buugaagta Hargeysa oo Maalintii 4-aad galay

Hargeysa (SLpost) - Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa oo ka socota magaalada Hargeysa, ayaa gashay Maalintii Afraad, waxaana lagu soo bandhigay doodo, nuxurka...

Baanka Dhexe ee Somaliland Oo Ka Shiray Wax-qabadyada u Hirgalay Lixdii Bilood ee u Dambeeyey

Hargeysa (SLpost)- Baanka dhexe ee Somaliland, ayaa Maanta Magaalada Hargeysa ka furay Shir lagu darsayo Waxyaabihii Baanka u qabsoomay lixdii bilood ee sanadkan ugu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img