Golaha Guurtida Somaliland oo War-murtiyeed Ka Soo Saaray Dagaalka Laascaanood
Hargeysa (SLpost)- Golaha Guurtida Somaliland, ayaa maanta war-murtiyeed ka soo saaray Dagaalka ka socda magaalada Laascaanood oo u dhexeeya Ciidamada Qaranka iyo malleeshiyo-beeleed ka...
Madaxda Ururrada Siyaasadda iyo Xukuumadda Somaliland Oo Meel Uga Soo wada-jeestay Arrimaha Qaranka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweyaha Somaliland oo uu weheliyo madaxweyne ku-xigeenka ayaa xalay kulan la qaatay madaxda ururrada siyaasadda ee Somaliland. Shirka oo ilaa maanta socday, ayaa...
Wararkii u dambeeyey ee Dagaalka Laascaanood Oo Weji Cusub Yeeshay iyo Guulaha Ciidanka Qaranka
Hargeysa (SLpost)- Fadhiisimada Ciidanka Qaranka ee Gobolka Sool, ayaa maanta lagu soo qaaday weerarro kaga yimi maleeshiyadka Huwanta ah ee ku sugan gudaha magaalada...
Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Cagta Mariyey Ciidamo Ka Yimi Soomaaliya
Hargeysa (SLpost)- Ciidammada Qaranka Somaliland, ayaa cagta mariyay ciidan-beeleedyo ka yimi Soomaaliya, kuwaas oo ku sii jeeday socday magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. Ciidamadan...
Madaxweynaha Somaliland Oo Xaaladda Laascaanood Kala Shiray Madaxda Ururrada Siyaasadda
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo uu weheliyo madaxweyne ku-xigeenka Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil, ayaa caawan kulan la yeeshay hoggaanka sare ee...
Xukuumadda Somaliland Oo Loo Soo Bandhigay Qorshe Lagu Soo Af-jarayo Dagaalka Laascaanood
Xukuumadda Somaliland Oo Loo Soo Bandhigay Qorshe Lagu Soo Af-jarayo Dagaalka Laascaanood https://youtu.be/Nb_61olotfU
“Xaaladda Laascaanood way ka weyn tahay tabasho bulsho, waa qorshe ay ku midaysan yihiin kooxo cadow ku ah jiritaanka Somaliland”
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday in dagaalka ka socda magaalada Laascaanood aanu ahayn tabasho ay tirsanayaan bulshada ku dhaqan gobolka Sool,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

