Yearly Archives: 2020

spot_imgspot_img

Somaliland: Tirada Kiisaska Covid-19 iyo Dadka u geeriyooday oo Korodhay iyo Warbixintii u dambaysay

  Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland, ayaa maanta shaacisay 18 Kiis oo Cusub oo ku soo kordhay Dadka la xaqiijiyey inay Qabaan Cudurka Covid-19...

“Xannuunkan Covid-19 dalkeena aadbuu ugu fidayaa oo waxaad mooddaa inuu halkii u sarreysay marayo” – Madaxweynaha Somaliland

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in xannuunka Xannuunka Covid-19 uu si xawli ah ugu baahay dalka isla markaana uu...

Jidka ugu dhow ee  Somaliland lagu aqoonsanayo  iyo sharciyada Somalia oo muran ku jirta

  Dhul kasta oo uu qabsaday gumaystihii reer Yurub waxa loo aqoonsaday inuu yahay dal Afrika ku yaal oo uu maamulayo quwadaha reer yurub, markii...

“Waxaynu Xusaynaa 29 Sanno oo aynu wada-jir, wax-wada-qabsi iyo Dib-u-dhis iyo Kala-dambayn ku maamulnay dalkeena” – Muuse Biixi

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad dhinacyo kala duwan taabanaysa ka jeediyey xuska munaasibadda 18-ka May ee maalinta madax-bannaanida Somaliland...

Tirada Kiisaska Covid-19 ee Somaliland oo Gaadhay 103 Qof iyo Warbixintii u dambaysay

  Hargeysa (SLpost)- Tirada laga helay cudurka COVID-19 ee Somaliland ayaa guud ahaan gaadhay 103 qof, kaddib markii ay wasaaradda Caafimaadku maanta shaacisay 16 kiis...

Guddiga Covid-19 oo $800,000 kala wareegay Shirkadaha Dahabshiil Group

  Hargeysa (SLpost)- Guddiga Heer Qaran ee Xakamaynta Xannuunka Covid-19 ee Somaliland, ayaa maanta deeq gaadhaysa $800,000 kala wareegay Shirkadda Waddaniga ah ee DAHABSHIIL GROUP...

Mashruucii deegaamaynta; wajigii 2aad, 3aad iyo 4aad – Taxanaha Soomaali waa walaalo, Q. 14aad

  In Isaaqa la nacsiiyo dhulkiisa iyada oo lagu adkaynayo nolosha, Ogaadeenkana la jeclaysiiyo dhulka ay martida ku yihiin iyada oo noloshooda kor loo qaadayo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img