Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo Soo bandhigay Barnaamijka Wax-qabadkii ay ku tallaabsadeen Sannadkii 2019
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa soo bandhigay Wax-qabadka iyo horumarka ay hay'ad ahaan ku tallaabsadeen Sannadkii tagay ee 2019-kii oo noqonaya...
Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka oo Abaalmarino Kala Duwan Guddoonsiisay Shaqaale Hawl-karnimadooda lagu majeertay
“Ma jirto cid si gaar ah u guulaysatay oo guushana waynu wada leennahay, sababta oo ah magac ayeynu wadaagnaa" - Wasiir Cabdilaahi Abokor Hargeysa...
Somaliland: Magacyada Gacan-ku-dhiigleyaal Xukun Dil ah lagu fuliyey
Hargeysa (SLpost)- Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa xukun qisaas ah ku fulisay gacan-ku-dhiigleyaal hore loo xukumay kuwaas oo meelo kala duwan dilal uga geystay gudaha...
“Xisbiyadu Ha Addeecaan Qaanuunka oo Hala Shaqeeyaan Komishanka Doorashooyinka” – Wasiirka Warfaafinta Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegtay in aanu jirin sharci sheegaya in la kala diro Komishanka cusub...
Maxaad ka ogtahay Xogta Diyaaradaha Rakaabka ee La soo Riday, Waddamada ka dambeeyey iyo dalalkii iska lahaa?
Waxa aanu halkan idinku soo gudbinaynaa Xogta diyaaradaha Rakaabka ee toogashada Gantaalaha lagu soo riday ilaa sannadkii 1973-kii. Macluumaadka aanu ku soo qaadanay Video-gan, waxa...
DP World Oo Jabuuti Kaga Guulaysatay Dhegaysigii U Dambeeyay Ee Dacwad Ka Socota London
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda DP World ayaa ku guuleysatay dhegaysigii u dambeeyay ee dacwadda u dhaxaysa Dawladda Jamhuuriyadda Jabuuti, Dacwaddaasi oo ku saabsan Dekedda Doraleh...
Dahabshiil Group oo Fursado Maal-galineed u soo bandhigtay Shaqaalaha Dawladda ee mushaharka ku isticmaala Adeega eDahab iyo Simcard-ka Somtel
Hargeysa (SLpost)- Shirkada Dahabshiil Group oo ka qeyb ahayd Xaflada Daahfurka Adeega eShiling oo ah adeeg uu soo bandhigay Baanka Dhexe ee Somaliland oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

