Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo furay Shirweynaha Heer Qaran ee Nafaqada Hooyada iyo Dhallaanka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdirxamaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa furay shirweynaha nafaqadda hooyadda iyo dhalaanka oo sanadkiiba mar lagu qabto Somaliland. Shirweynahan...
Maxay ka wada-hadleen Guddiga Qandaraasyada Qaranka iyo Guddiga Joogtada ah ee Golaha Wakiillada Somaliland?
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Joogtada ee Golaha wakiillada Somaliland, ayaa maanta kulan la qaadday Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo warbixin ka siiyey qaabka ay u shaqeeyaan...
Shacabka Hargeysa oo soo dhaweeyey Olole waddo-baneyn ah oo Dowladda Hoose ka fulinayso Badhtamaha Suuqa Caasimadda
Hargeysa (SLpost)- Shacabka ku dhaqan magaalada Hargeysa, ayaa soo dhaweeyey olole ballaadhan oo dowladda Hoose waddo-bannayn kaga samaynayso Jidadka badhtamaha Caasimadda. Dowladda Hoose ee Hargeysa...
Xukuumadda Somaliland oo Masuuliyadda Dib-u-dhaca Doorashooyinka dusha ka saartay Xisbiga Waddani
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa ku doodday in Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani caqabad ku noqday qabsoomidda Doorashooyinka Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada muddadii labada...
Dalka Turkey oo shidaal-baadhis ka bilaabaya Soomaaliya
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Turkiga Rejab Teyib Erdogan ayaa sheegay in Dawladda Soomaaliya ka dalbatay inuu Shidaal ka baadho Dalka Soomaaliya. Wakaaladda Wararka Reuters ayaa sheegtay...
Creating the Red Sea Council: Connection between Middle East Crisis, EU Migration Issues and Somaliland Exclusion
Somalia signed the charter but Somaliland is offended by its exclusion. The European Union, led by Germany, formally promoted the idea of a regional...
Somaliland Looking For International Recognition Through Sports
Internationally unrecognized Somaliland is shifting gear towards her push for self-determination through sports. Somaliland declared its independence in 1991 after the Somali civil war had...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

