Yearly Archives: 2019

spot_imgspot_img

Faahfaahinta Roobab Laxaad Leh oo ka da’ay Magaalada Burco

Hargeysa (SLpost)- Magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer, waxa maanta ka da'ay roobab laxaad leh oo muddo saacado ah socday kaas oo sababay khasaare...

Faahfaahinta Kulamo muhiim ah oo Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaliland la qaatay Madaxda Itoobiya

Hargeysa (SLpost)-Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore iyo Wefti uu hogaaminayo oo booqasho todobaad qaadatay ku tegay dawlad-deegaanka Gobolka Soomaalida, ayaa...

Safiirka Somaliland ee Imaaraadka Carabta oo Khudbad Qiimo leh ka Jeediyey Xuska 28-guurada maalinta Qarannimada ee 18-May

Dubai (SLpost)- Safiirka cusub ee Somaliland u fadhiya dalka Imaaraadka Carabta Muniir Xaaji Cabdillaahi Abusite, ayaa ka qaybgalay Munaasibad lagu maamuusay 28-guurada ka soo...

DAAWO: Dib-u-milicso Taariikhda Soomaalida iyo Wacdarihii soo Maray Qarnigii tagay + Xogo Muhiim ah 

Dib-u-milicso Taariikhda Soomaalida iyo Wacdarihii soo Qarnigii tagay iyo Xogo Muhiim ah. Waa Qaybta 2 iyo 3aad ee Taxanaha Barnaamij laga sameeyey Taariikhda Soomaalida...

FINLAND: Daawo Wacdaraha Xaflad Cajiib ah oo loogu dabbaal-degay Xuska 18-May iyo Siyaasiyiinta Dalkaas oo ka Qayb-gashay

Gudaha ka Daawo Wacdaraha Xaflad Cajiib ah oo loogu dabbaal-degay Xuska Munaasibadda 28-guurada maalinta Qaranimada Somaliland ee 18-May iyo Siyaasiyiinta Dalkaas oo ka Qayb-gashay

Raysal-wasaaraha Cusub ee Finland oo hambalyeeyay Somaliland, Aqoonsina u ballan-qaaday

Helsinki (SLpost)- Ra’iisal-wasaaraha dhawaan la doortay ee dalka Finland Antti Rinnye, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dowladda iyo Shacabka Somaliland 28-guurada ka soo...

International Media on Somaliland’s 18 May Celeberations

Sarah Kimani of the SABC was among a dozen or more top African journalists who attended the 28th commemoration of Somaliland's restoration of independence...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img