Maamulka Puntland oo Doortay Madaxweyne ku madaxweyne ku-xigeen Cusub
Hargeysa (SLpost)- Baarlamaanka Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, ayaa maanta doortay madaxweyne iyo madaxweyne ku-xigeen cusub. Saciid Cabdullaahi Deni ayaa loo doortay Madaxweynaha Cusub ee Puntland...
Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI oo Ku Gacan-saydhay Dhex-dhexaadin laga galo Khilaafka Axsaabta Qaranka
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa ku gacan-saydhay Guddi dhex-dhexaadin ah oo loo xil-saaray dhex-dhexaadinta Xisbiyada Qaranka oo isku khilaafsan qabsoomidda doorashooyinka...
Somaliland: Muwaaddiniin Shaaciyey in Boqollaal Baloodh Xukuumaddu Xoog kaga Qaadday oo Baaq u Diray Madaxweynaha
Hargeysa (SLpost)- Soddon Muwaaddin oo reer Somaliland ah, ayaa cabasho ka muujiyey Dhul ay lahaayeen oo ay sheegeen inay dawladdu si badheedh ah uga...
SOLNAP oo abaalmarinno Guddoonsiiyey Shaqsiyaad Kala Duwan oo wax-qabadkooda lagu maamuusay
Hargeysa (SLpost)-Ururka SOLNAP ayaa maanta abaalmarinno guddoonsiiyey shaqsiyaad isugu jira masuuliyiin Dowladeed, ganacsato, abwaanniin iyo qaar kale ka kala tirsan qaybaha bulshada rayidka ah. FAAHFAAHINTA...
“Xukuumadda Muuse Biixi way farogelin ku haysaa taladii iyo midnimadii Beesha” – Wax-garadka beesha Galbeedka Burco
Hargeysa (slpst)- Wax-garad, odayaal iyo cuqaal ka soo jeeda beesha galbeedka Burco oo maanta kulan ku yeeshay magaaladaas, ayaa ku eedeyey madaxweynaha somaliland Muuse...
Taliska Guud ee Ciidanka Booliska oo u Jawaabay Abwaan Laabsaalax
Hargeysa (SLpost)- Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa faahfaahin ka bixiyey hawl-gallo ay xalay ka fuliyeen magaalada Hargeysa, kuwaas oo ay ku soo...
Hargeysa: Maxkamad XAYIRAAD ku soo rogtay Huteelka Beerta Libaaxyada iyo Sababta ka dambeysa
Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Gobolka Maroodijeex, ayaa xayiraad saartay Hoteelka Beerta Libaaxyada oo ka mid ah goobaha lagu caweeyo ee magaalada Hargeysa. Maxkamadda gobolka Maroodijeex waxa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

