Madaxtooyada oo lagu Xusay 57-Guurada ka soo Wareegtay markii Somaliland Xornimada ka qaadatay Maxmiyaddii Ingiriiska
Hargeysa (SLpost)- Munaasibad Casho ah oo lagu xusayey 57-Guurada ka soo wareegtay markii ay Calankii ugu horreeyey ee Soomaaliyi yeelato laga taagay Hargeysa ee...
Sh Aadan-Siira oo Naqdiyey nidaamka gacan-ku-haynta Awoodda talo ee dalka iyo Shakhsiyaad uu sheegay in ku takri-falaan
Hargeysa (SLpost)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-siiro), ayaa Khudbaddii Salaadda Ciidda ee Shalay kaga hadlay Arrimo badan, kuwaasi oo ay ka mid...
Wararkii u dambeeyey Dab ka kacay Booyad Shidaal oo ay ku geeriyoodeen 150 Qof iyo Dhaawac tiro badan
Bahawalpur (SLpost) - Ugu yaraan 150 Ruux oo Shacab ah, ayaa ku geeriyooday Dab ka kacay Booyad Shiidaal Sidday oo ku dhacday Kambalka ama...
CODSI: Madaxweyne, Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax U Magacow Guddoomiyaha Wakaaladda Tobobarka Fanka Somaliland – QORE SACAD FARANSAAWI
Magacaygu waa Suxufi Sacad Afjar Xaydle Faransaawi Ugu Horayn Madaxweyne Waan Kusalaamay Anigoo Kugu Salaamayaa Salaanta Islaamka Oo Ah Salaanta Ugu Qaalisan Ee Laysku...
Madaxweyne Galeydh iyo Weftigii uu hoggaaminayey oo gaadhay Widh-widh iyo soo-dhawayntii Shacabka
Widh-widh (SLpost)- Madaxweynaha Khaatumo Cali Khaliif Galeydh iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa gaadhay deegaanka Widh-widh oo ka tirsan gobolka Buuhoodle, waxaana halkaas ku soo...
WADDANI oo Xukuumadda ku dhaliilay inaanay inay isku koobtay wada-hadalladii Khaatumo iyo ka-maqnaanshaha Xisbigooda
Hargeysa (SLpost) - Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee xisbiga Waddani Dr Maxamed Cismaan Fadal, ayaa sheegay in xisbi ahaan si weyn usoo dhaweynayaan natiijada wada-hadaladii...
Madaxweyne Saylici oo soo ka qab-galay Gunaanadka Tartan-ciyaareedka Bisha Ramadaan ee Garoomada Hargaysa (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Madaxwayne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ahna ku-simaha madaxwayanaha Somaliland, ayaa ka qayb galay munaasibad lagu soo gabagabaynaayay tartano ...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

