Yearly Archives: 2017

spot_imgspot_img

Somaliland oo Joojisay Jaadkii Laga Keeni Jiray Dalka Yemen iyo Sababaha go’aankan lala xidhiidhiyey

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa joojisya gebi ahaanba Jaadkii laga keeni jiray Dalka Yemen oo muddooyinkii u dambeeyey Suuq wanaagsan ka helay dalka, kaddib...

Xisbiga KULMIYE oo soo Dhaweeyey Dhallinyaro iyo Aqoonyahan kasoo Jeeda Degmada Allay-baday oo ka Digo-rogtay WADDANI

Hargeysa (SLpost)- Xisbul-xaakimka talada Somaliland haya ee KULMIYE, ayaa soo dhaweeyey dhallinyaro iyo aqoonyahan kasoo jeeda gobolka Gabiley, gaar ahaan degmada Allay-baday oo hore...

DAAWO: Dhulbahante Iyo Fiqishini Oo Heshiis Isbahaysi-Siyaasadeeda La Saxeexday Subeer AWAL

Waxa Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool Heshiis Isbahaysi-siyaasadeed ah ku kala saxeexday Beelaha Walaalaha ah ee Subeer AWDAL, Dhulbahante iyo Fiqi-shini, heshiiskaasi oo...

Guddoomiye ku-xigeenka Kulmiye ee Maraykanka iyo Wefti uu hoggaaminayo oo si ballaadhan loogu soo dhaweeyey Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenkii Xisbiga Kulmiye ee Woqooyiga Ameerika, Farxaan Axmed Maxamed iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta si ballaadhan loogu soo dhaweeyey garoonka...

Musharaxiinta Xisbiga Kulmiye Iyo Wafti Balaadhan Oo ay Hogaaminayaan Oo Hadhimo Sharafeed Loogu Samayey Degmada Baki

Musharaxiinta Xisbiga Kulmiye Iyo Wafti Balaadhan Oo ay Hogaaminayaan Oo Socdaal Shaqo Ku Tagay Degmada Baki Oo Hadhimo Sharafeed Loogu Samayey. https://www.youtube.com/watch?v=jicOkZ7cypc&feature=youtu.be

Muuse Biixi oo Guddi Miisaan leh u magacaabay Diyaarinta Iyo maamulka Muraaqibiinta Xisbiga Kulmiye

Hargeysa (SLpsot)- Guddoomiyaha ahna murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Kulmiye, Muuse Biixi Cabdi, ayaa magacaabay Guddiga Diyaarinta iyo Maamulka Muraaqibiinta Xisbiga uga qayb-qaadanaya doorashada la...

DAAWO Muuqaalka Hees uu Weriye Mohamed Adow u sameeyey Magaalada Gaarisa ee gobolka Woqooyi-Bari Kenya

DAAWO Muuqaalka Hees uu Weriye Mohamed Adow u sameeyey Magaalada Gaarisa ee gobolka Woqooyi-Bari Kenya

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img